Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo mashaariic ka daah-furay degmada Biyo-cadde

0
Biyo-Cadde- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa daah-furay Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare ee degmada Biyo-Cadde. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa...

Soomaaliya oo Masar uga mahadcelisay mawqifkeeda ilaalinta midnimada Soomaaliyeed

0
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS musane Axmed Macallin Fiqi ayaa dowladda aan walaalaha nahay ee Masar uga mahadceliyey mowqifka cad ee ay ka taagantahay...

Wasiir Fiqi oo qaabilay mas’uul sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga

0
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda FS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Akademiyadda diblomaasiyadda Turkiga oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda dalkaas. Wasiir...

Ururka caalamiga ah ee culimada Islaamka oo cambaareeyey weerarki Liido

0
Doha: Ururka Caalamiga ah ee Culimada Muslimiinta ayaa si adag u cambaareyey weerarkii argagixiso ee ka dhacay Muqdisho, wuxuuna tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed. Ururka...

Wasiir Mukhtaar Roobow oo shir muhiima ugu qaybgalay Sucuudiga

0
Makka Al-mukarrama: Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow ayaa magaalada Makka Almukarama uga qaybgalay shirka wasiirada Awqaafta iyo arrimaha...

Wasiir Biixi “Dowladda waxaa ka go’an in la gaaro iskufilnaasho maaliyadeed”

0
Wasiirka maaliyadda dowladda FS mudane Biixi Iimaan Cige oo wareysi siiyey warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in qorshaha dhow ee dowladdu inuu yahay isku filnaasho...

Madaxda iyo Shaqaalaha Arrimaha Dibadda oo ka qeyb galay olollaha cambaaraynta ficillada guracan ee...

0
Xoghayaha joogta, Agaasimayaasha waaxyaha iyo howlwadeennada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Isniin ah ka qeybgalay dibadbax ka dhacay Xeebta Liido...

Mas’uuliyiin iyo boqolaal Shacab ah oo socod ku maray Xeebta Liido iyagoo ka xun...

0
Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo werarkii ay khawaarijtu ku xasuuqday dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa maanta ka dhacay Magaalada...

Bannaanbax looga soo horjeedo shacabkii ay Khawaarijtu ku xasuuqday Liido oo ka socda Muqdisho

0
Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo werarkii ay khawaarijtu ku xasuuqday dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa ka socodo xeebta liido...

Isra’el oo duqeymo cusub ku dishay 30 ruux oo u badnaa carruur

0
Ciidamada Israa’iil ayaa duqeeyay laba iskuul oo kale oo ku yaalla magaalada Gaza, iyagoo dilay ugu yaraan 30 Falastiiniyiin ah oo u badan caruur.. Dhakhaatiirta...