Ciidanka Xooga Dalka oo howlgal qorsheysan ku dilay 20 khawaarij ah
Ruunirgood : Ciidanka Xooga Dalka ayaa Saaka aroortii howlgal ka fuliyay inta u dhaxeysa degmooyinka Ruunirgood iyo Mesagawaa oo ka ka tirsan gobollada Shabeellaha...
Cali Guudlaawe “Waxaan bulshada Cadalle kula dardaarmayaa inay ka shaqeeyaan amniga”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Cali Guudlaawe oo maanta la hadlay dadka ku dhaqan Degmada Cadalle ayaa ku baaqay in laga dhowrsado fidnada,isla markaana...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo looga hadlayey...
Ingiriiska oo dib u bilaabaya kaalmada ku socota dadka Falastiin
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Ingiriiska David Lammy ayaa u sheegay baarlamaanka inuu ku kalsoon yahay in hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin...
Wasiir Maareeye “Dal kasta oo aan ka helno badeeco waxaa lagu qasbi doonaa inay...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dowladdu ay waddo...
Ciidanka Xoogga oo toogtay dhagarqabe,isla markaana qabtay sahay ku socotay khawaarijta
Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan magaalada Mesagawey ee gobalka Galgaduud ayaa saaka toogtay dhagar qabe ka tirsan Argagixisada kaas oo lagu qabtay koontaroolka...
Golaha Amniga Qaranka oo soo saaray awaamiir ku saabsan Xakameynta Hubka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo uu yeeshay...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo kulan hordhac ah la qaatay bulshada Caabudwaaq
Caabudwaaq= Wasiirka Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray degmada Caabudwaaq, ayaa kulamo hordhac ah la qaatay...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada ee Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka shanaad ee Guddiga Joogtada ah oo...
Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag Dhaqidda oo cunaqabateyn ku soo rogay shakhsiyaad gacan saar...
Guddiga Qaran Ee Ka-hortagga Lacag Dhaqidda iyo La-dagaalanka Maalgelinta Argagixisada (GQKLDH/LMA) ayaa soo saaray liiska cunaqabateynta maaliyadeed ee qaran, oo lagu beegsanayo kooxda argagixisada...









