Wararka

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Kawaan cusub

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray kawaan cusub oo casri ah, kaasi oo loogu...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-gudoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Maamul-Wanaagga Maaliyadda ee magaciisa loo soo gaabiyo FGC oo...

Wasiirada Sacuudiga oo cambaareeyay xasuuqa Israel ay ku heyso shacabka Falastiin

0
Golaha Wasiirada Dalka Sacuudi Carabiya ayaa cambaareeyay sii socoshada xasuuqa Israel ay ku heyso shacabka reer Falastiin ee ku sugan Deegaanada Gaza. Kalfadhigga Golaha oo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo bogaadiyay howlgalladii ka dhacay Galgaduud

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka Gen Dayax Cabdi Cabdulle oo ku sugan jiidaha hore ee lagula dagaallamayo khawaarijta ayaa Ciidanka xoogga ku amaanay dhabar adeyga iyo...

Taliyaha ciidanka dhulka oo gaaray deegaanno ka tirsan Galgaduud oo uu ka socdo hawlgal...

0
Ceeldheer: Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Somaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa galabta gaarey aaga deegaanada Waniile iyo Dhagaxyaale oo uu ka soconayo...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo kormeeray xerada tababarrada Ciidanka ee Jeneraal Dhega badan

0
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer ku tegey xerada tababbarka ciidanka ee Jen. Dhegabadan, halkaas oo uu ku...

Gudoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka oo la kulmay agaasimaha Hay’adda FCDO

0
Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiibooyinka mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta safaaradda UK ee Muqdisho kula kulmay Agaasimaha Hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth and Development Office)...

Taliyaha Ciidanka XDS oo Isbitaalka ku booqday Askartii ku soo dhaawacantay furimaha dagaalka

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta isbitaalka ku booqday geesiyaasha XDS ee shalay jilibka u laabay kooxaha arxan-laawayaasha...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay hub si sharci darro ah lagu soo geliyay dalka

0
Hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo dalka, ayaa waxay maalintii...

Maalgashato ka socoto Dalka Ciraaq oo Muqdisho dhawaan ku soo wajahan

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay Bandhigga Tiknoolajiyadda Beeraha Soomaaliya ayaa sheegay in ganacsato ka socota dalka Ciraaq...