Wararka

32 ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay howlgal ka dhacay Jubbaland

0
Kismaayo- Ugu yaraan 32 ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay 3 kalena nolosha ayaa lagu qabtay kadib howlgallo ay ciidanka Danab ee xoogga dalka...

Shiinaha oo cambaareeyay weerarada Israel ay ku heyso barakacayaasha Falastiin

0
Shiinaha ayaa cambaareeyay weerarkii dhawaan ay ciidamada Israa’iil ku dileen 100 Falastiiniyiin ah,kadib markii ay duqeeyeen iskuul ay gabbaad ka dhiganaayeen dad barakacayaal ah...

Maamulka gobolka Banaadir iyo bulshada rayidka oo ka wada tashanaya maqaamka Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose...

Wasiir Maareeye “Qofka maanta heysta 30 tallaabo wax badan ayuu ku beeran karaa.”

0
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi oo ay maanta gurigiisa shir ku wada lahaayeen wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka...

Ra’iisul wasaare Xamse oo geesinimo ku abaalmariyey 3-dhallinyaro ah

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta dadkii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Rwanda

0
Kigali: Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame, waxaana ay ka wada hadleen calaaqaadka labada...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay madasha isbaddalka dhaqaalaha dalka

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda FS ayaa daah-furay madasha horumarka oo looga hadlayay dajinta qorshaha kobaca iyo isbedelka dhaqaalaha dalka ee deyn cafinta kadib. Shirkan...

Guddoomiyaha SODMA oo tababar u furay shaqaale ka tirsan waaxyaha kala duwan ee hay’adda

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta Jamaacadda Cilmiga Caafimaadka ee ku dhextaalla Isbitaalka Digfeer waxa uu tababar uga furay...

Wasiir Biixi Imaan Cige”In deyn nagala cafiyo kuma imaan Arji la qoray ee waxa...

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta ka wayb galay 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 oo uu soo qaban qaabiyay Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee...

Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed “Garsoorka dalkeenna meeshii ugu fiicneyd ayuu marayaa.”

0
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed oo ka hadlay arrimaha garsoorka iyo cadaaladda dalka ayaa sheegay in hannaanka Garooska dalkeennu, meeshii...