Muwaadin Soomaaliyeed oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Bariga Afrika
Lusaka - G/Sare Axmed Khalliif Jiinow ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Military-ga Afrika ee u qaabbilsan gobolka Bariga Afrika.
Korneyl Axmed ayaa...
๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฒ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ฎ ๐ก๐ข๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐๐ฒ ๐๐๐๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐ฒ๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐( ๐ข๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ).
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya HE Dr. Ali Haji Adam ayaa shir guddoomiyey Kulan muhiim ah oo dhexmaray hogaanka kulliyadaha...
Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan Nidaamka Aqoonsiga Qaranka oo Muqdisho ka dhacay
Hayโadda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hayโadda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaaย maanta si wadajir ah u qabtay kulan wadatashi oo ku saabsan kaalinta...
Shir looga hadlayo horumarinta Miisaaniyada dalka oo Mogadishu ka furmay
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa Muqdisho ka furay shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2025-dalka.
Shirkaan oo socon doona muddo saddex...
SHAQSIGII LAGU SHARFAY NOBEL PEACE PRIZE-KA ADDUUNKA OO ISKU BEDDELAY DAGAAL OOGE LA KARI...
Raโiisal wasaare ku sheegga Itoobiya sheydaanka madoow ee muuqda ee maanta ka arrimiya dalkii loo yaqiinay abasiiniya ayaa taariikh nololeedkiisu iyo soo jireenkiisuba ahaa...
WAXBA WAX BAA KA DARAN
In kastoo maalinba maalinta ka dambeysa ay dhacayaan arrimo hor leh, haddana waxaa wax lala yaaba ah arday u gacan qaaday macallinkiisa oo ah...
BIDAARTII LA QARIN JIRAY MA LA SOO QARXIYEY?
Waxaa ka dhacy kala orod ka dib markii amar ka soo baxay maamulka Gobolka Banaadir lagu sheegay in koofiyadaha marka laga reebo kuwa sunnada...
10 TALAABO OO SARE U QAADAYSA KALSOONIDA QOFKA
Marka ugu horreysaa waa maxay kalsooni
Kalsoonida waxaa ugu muhimsan kalsoonida aad ku qabto dadnimada naftaad, kalsoonida aad ku qabto diintaada iyo kalsoonida aad ku...
Madaxweynaha JFS oo booqday xarunta Shirkadda Huawei
Beijing: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday xarunta dhexe ee Shirkadda ganacsiga Huawei ee dalka Shiinaha ayaa ku dhiirigaliyay...
Warbixinta Toddobaadka ee waxqabadka Dowladda F.Sooomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgelayaa Shir Madaxeedka Shiinaha iyo Afrika oo ka dhacaya magaalada Beijing ee Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha.
2- Madaxweyne...










