Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo qaabbilay Safiirka Soomaaliya u joogo dowladda Britain
Taliyaha Ciidanka XDS S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa maanta xarunta Taliska Ciidanka xoogga dalka kulan kula qaatay safiirka Dowladda ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Michael...
20 ruux oo saaka u dhintay duqeymo ay fuliyeen Israel
Ugu yaraan 20 falastiiniyiin ah ayaa saaka lagu dilay guud ahaan bartamaha iyo koonfurta Marinka Qaza,kadib markii ay duqeeyeen Nuseirat, Maghazi, Khan Younis iyo...
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo qaadanayso 3,000 oo macallin
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ayaa soo bandhigtay in ay qaadaneyso 3,000 oo Macallimiin cusub ah, shaqadaas waxaa soo codsaday 26,570, oo kala...
Masar oo safaaradeeda Muqdisho dib u hawlgalisay
Dowladda Masar ayaa maanta oo talaaddo ah magaaladda Muqdisho ka furtey xarunta cusub ee safaaradeeda.
Furitaanka xarunta cusub ee safaaradda masar ee Soomaaliya ayaa imaanaya...
Soomaaliya oo Hay’adda UNESCO u gudbisay meelo ka mid ah goobaha taariikhiga ah ee...
Madxafka Qaranka waa goob ilaalisa taariikhda iyo sooyaalka ummadi ay leedahay. Madxafka Qaranka oo la aas-aasay 1987-dii ayaa ka mid ahaa hay’adihii uu saameeyay...
Wareegga 2-aad ee wadada hadalka Soomaaliya iyo Ethiopia oo soo gabangaboobay
Ankara: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareegii 2-aad ee wadahalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo gareadeen ay...
Madasha todobaadka Soomaalida oo Qaahira lagu soo gabangabeeyey
Qaahira: Waxaa magaalada Qahira ee caasimadda dalka Masar lagu soo afmeeray kulanka toddobaadka Soomaaliya oo sannad kasta la qabto. Barnaamijka ayaa waxaa ka soo...
Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo tababar loogu soo xiray Muqdisho
Ku simaha wasiirka gaashaandhigga ahna Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga Cumar Cali Cabdi oo uu wehliyay Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kulliyadda Turksom tababar ugu...
Toban khawaarij ah oo lagu dilay Galcad
Galcad- Howlgal jid-gal ah oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen aagga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay ku...
Horjooge ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka
Baladweyne- Horjooge Aaden Raabbi Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa isu soo dhiibay guutooyinka Ciidanka xoogga dalka ee uu fadhigoodu yahay degaanka Farlibaax oo...









