Wararka

Shirweynaha Culimada oo Muqdisho ka furmaya

0
Shirweynaha labaad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa inuu maanta ku furmo magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayo Midnimada umadda Soomaaliyeed iyo garab istaagga...

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga Gobalka Banaadir oo ka qeybgalay kulan dadweyne

0
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa ka qeybgalay kulan u dhaxeeyay Maamulka Degmada Shibis iyo Bulshada ku...

Wasiir Xoosh” Nolol wanagsan iyo horumar ayey gareen deegaanaddii laga xoreeyay Khwaarijta”

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Xoosh ayaa khudbad uu ka jeediyey madasha isku...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay Dhaqaalaha Buluugga ah

0
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Sacuudiga Mudane Cabdulraxmaan...

Imaaraadka Carabta oo xarunta bixinta dal ku galka Visaha ka furtay Muqdisho

0
Danjiraha dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta Axmed Jumca Rumeythi ayaa furay xarunta bixinta dal ku galka taas wixii maanta ka dambeeya muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ka...

Wasiir Maxamed Xasan “ Waa mamnuuc in dalka la keeno Dawooyinka maandooriye ahaanta loo...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay dhibaatada sii xoogeysaneysa ee maandooriyuhu ku haayo Bulshad, iyadoo dhallinyaro badan ay qabatimeen dawooyinka maandooriyaha loo isticmaalo. Wasiir  kuxigeenka wasaaradda...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo guddoomiyay shirka isku dubaridka barnaamijka xasilinta

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta. Shirkan oo loo ga arrinsanayo horumarradii la ga...

Isra’ell oo duqeysay Lubnaan ka dib weerar gantaal oo looga dilay 12 ruux

0
Milateriga Israa’iil ayaa duqeeyay deegaanno ku yaal koonfurta iyo bariga Lubnaan ka dib markii ay ku eedeeyeen Hezbollah inay riday gantaal ay ku dhinteen...

Wasiir Cabdulqaadir Maxamed “Waxaa Ciidankeena lagu qalabeyn doonaa hubka ugu casrisan ee maanta jira”.

0
Wasiirka  Gaashaandhigga XFS Mudane C/qaadir Maxamed Nuur,ayaa sheegay in dowladda ay da’daal badan ku bixineyso dib u-dhiska ciidanka xoogga dalka oo lagu qalabeyn doono...

Maareeyaha Hay’adda NIRA oo la kulmay Guddoomiye Ku-xigeenka Midowga Hay’adaha Dalka

0
Maareeyaha Hay’adda NIRA, Mudane Abdiweli Timacade , ayaa kulan la qaatay Guddoomiye Ku-xigeenka Midowga Hay’adaha Dalka (NGOs Consortium), Mudane Cabdulqaaddir Maxamed Axmed. Maareeyaha ayaa...