Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Baydhabo ku guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shirka Wasiirrada Golaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed oo ka qabsoomay magaalada Baydhabo.
Shirka ayaa...
Siihayaha Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee Suuriya oo si rasmi ah xilka ula wareegay
Siihayihii hore ee Safaaradda Soomaaliya ee Suuriya, Mudane Farhan Abdi Gurhan, ayaa maanta xilka si rasmi ah ugu wareejiyay siihayaha cusub ee Safaaradda, Mudane...
Wasiirka Arrimaha Dibedda oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Qaahira
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa Booqasho kormeer ah ku tagay Safaaradda J.F.S ee Qaahira, Wasiirka ayaa u...
Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay safiirka Shiinaha
Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo danjiraha dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane Wang Yu ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay...
Guddiga Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Carabta oo taageeray Qarannimada Soomaaliya
Qaahira: Wasiirka arrimaha dibedda iyo ikaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shir guddoomiyey kulan gaar ah oo heer wasiirrada arrimaha dibedda...
Wasiirka hawlaha guud oo qaabilay safiirka Talyaaniga
Wasiirka wsaaradda hawlaha guud, dib udhiska iyo guryeynta dowladda FS mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya...
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo qaabbilay madax ka socota WFP Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay madaxda iyo kuxigeenka xafiiska...
Bandhigga hal-abuurka fursadaha haweenka Soomaaliyeed ee kalluumeysiga oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS, Axmed Xasan Aadan ayaa sheegay in ay dowladdu hiigsanayso horumar ballaaran haddii ay haweenku la...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray Magaalada Baydhabo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar shaqo ku tagay magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacò Coppi,...









