Wasaaradda hawlaha guud oo saxiixay heshiiska daraaseynta biyamareenada Balad weyne iyo Dhuusamareeb
Wasaaradda hawlaha guud, dib udhiska iyo guryeynta dowladda FS iyo shirkadda Cat’s ayaa kala saxiixdey heshiis ku saabsan daraasadda maareynta daadadka iyo sahminta biyo...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukuntay eedeysane loo haystay maalgelinta argagixisada
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta eedeysane Cabdinuur Aadan Ibraahim oo ahaa agaasime ka tirsan wasaaradda Maaliyadda ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaa loo...
Wasaaradda deegaanka oo bogaadisay qabqabashada dad geedo ka jarayey Ceelwaaq Gedo
Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowladda FS ayaa soo dhoweysay hawlgal ay ciidanka ammaanku ka sameeyeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas oo lagu...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo Maanta hortagay Golaha Aqalka Sare ee BJFS
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisinta Mudane Xildhibaan Cali Yusuf Cali xoosh ayaa maanta hortagay Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS,...
Madaxweynaha JFS ” Daawadeennu waa Diinta Islaamka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay shirka labaad ee Culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in wax walba oo la...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo siyaasadaha iyo hab-raacyada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Kabtan Axmed Xaaji Cilmi Guure...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Kabtan Axmed Xaaji Cilmi...
Madaxii Maaliyadda Gobolka Mudug ee khawaarijta oo isku soo dhiibay Boliiska Hobyo
Madaxii maaliyada Gobolka Mudug ee Argagixisa Cabaas al Amiin xuseen ayaa goordhow isku dhiibay booliska degmada Hobyo oo uu Taliyaha saldhiga Maxamed Cadceed uu...
Madaxweynaha JFS oo daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho ka daahfuray Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo sanadkii labaad lagu qabanayo dalka.
Shirweynaha Culimada oo ay...
Howlgal ka dhan ah khawaarijta oo ka dhacay degaanno hoostaga Xarardheere
Howlgal qorshaysan oo ay qaadeen ciidanka deeganka ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa ku guleystay in ay soo burburiyaan fariisime ay Khawaarijtu ku lahaayeen...










