Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Ahmed Moalim Fiqi Ayaa la Kulmay Wafdiga Norway si...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Danjire Ahmed Moalim Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday...

Arday Soomaaliyeed oo Bandhig dhaqameed uga qeyb galay Jaamacad ku taalo dalka Shiinaha

0
Changsha:- Waxaa Todobaadkan magaalada Changsha ee dalka Shiinaha lagu qabtay Bandhig dhaqameed, kaas oo ay ka qeyb galeen arday badan oo Ajaaniib ah oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Madaxa Cusub ee IOM Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Danjire Axmed Macallin Fiqi Ayaa ka Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Madaxa Cusub ee IOM ee Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo la kulmay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper AktaลŸ, waxayna...

Dowlada Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee ๐†๐ฅ๐จ๐›๐š๐ฅ ๐†๐ซ๐ž๐ž๐ง...

0
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay Ururka Caalamiga ah ee ๐†๐ฅ๐จ๐›๐š๐ฅ ๐†๐ซ๐ž๐ž๐ง ๐†๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎ๐ญ๐ž (๐†๐†๐†๐ˆ) oo ay noqoto dal xubin buuxa...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay oo Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

0
;-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay, Axmed Maxamuud Muxumed, Ku-xigeenka Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dalka dib ugu soo laabtay kadib ka qeybgalkii shirkii Baarlamaannada...

0
-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu magaalada...

Wasiirka Dastuurka XFS oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay dhameystirka dastuurka KMG ah

0
Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha DastuurkJFS Mudane Xasan Macalin oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dastuurku oo dhameystirmo micnihiisu yahay dadweynaha Soomaaliyeed...

Wasiirka degaanka iyo isbaddelka Cimilada XFS oo kulan la qaadatay Madaxa COP29

0
Wasiirk wasaaradda degaanka iyo isbaddelka cimilada JFS Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaaย  kulan muhiim ah la yeelatayย  Madaxa COP29 Danjire Iskandanov, labada dhinac ayaa...

Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS oo yeertay safiirka Danmark u fadhiya Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wasaaradda u yeertay Safiirka dowladda Danmark ee Soomaaliya Steen Sonne Andersen,...