Guddoomiyaha golaha shacabka oo saxiixay buugga tacsida ee Ugaas Faracadde
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo booqday hoyga ay taalo gogosha tacsida ee Alle ha...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo furay shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka erey bixinta Tiknoolajiyadda Af-Soomaaliga oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta...
Ciidanka Xoogga Dalka oo la wareegay degaanka Baraag Cali gaduud
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa saaka howgallo qorshaysan ka wada degaanno dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.
Ciidamada ayaa saaka la wareegay degaanka Baraag...
IGAD oo mar kale sheegtay in ay ka go’an tahay dhowrista madax bannaanida Soomaaliya
Xoghayaha Guud ee IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa markale caddeeyay sida ay IGAD uga go’an tahay dhowrista madax bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee...
Soomaaliya oo ka mid noqotay hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA)
Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka (IAEA), sida lagu go’aamiyay shirkii guud ee 68-aad ee Hey’adda...
Hay’adda SoDMA oo kaalmo u dirtay degmada Balcad oo fatahaadi saamaysay
Hay’adda maareynta Musiiboyinka ayaa caawa gaadiid sida shixnado gargaar ah u dirtay degmada Balcad ee gobolka Shabeellada dhexe, oo tuuloyin hoostaga uu fatahaad qasaaro...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xoghayaha IGAD
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu oo ay...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha oo qaabilay madaxa UNICEF
Wasiirka wsaaradda tamarta iyo khyeraad ka Biyaha XFS Xildhibaan Cabdullahi Bidhan ayaa kulan labba geesood ah xafiiskiisa kula yeeshay madaxa hayadda (UNICEF) Marwo Wafaa...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay buugga tacsida Ugaas Faracadde
Madaxwaynaha JFS mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo tacsida AUN Ugaaska beesha murusade ayaa saxiixay Buugga...
Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay dowladda
Maslax Maxamed Aadan oo magaca afgarashadiisu yahay Yoonis , 26 jir ku dhashay Buur-xakaba ayaa isku so dhiibay Ciidanka deegaanka ee sugan degmada Xarardheere...










