Wararka

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyay siyaasadda habraaca Qaran ee Warbaahinta iyo arrimo kale

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xalay kulan isugu yimid, ayaa lagu ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee magacaabista...

Hay’adda NCRI oo daah-furtay wareeggii labaad ee diiwaangelinta barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho

0
Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI) ayaa daah-furtay wareeggii labaad ee diiwaangelinta Bulshada barakacayaasha ah ee ku nool magaalada Muqdisho, iyadoo kaashanaysa Hay’adda UNHCRsom. Dadkaan...

Shirka Golaha wasiirrada oo lagu ansixiyey safiirro cusub, loogana hadlay qodobo kale

0
Golaha wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa kulan isugu yimid ayaa ansixiyey soo-jeedinta Wasaaradda arrimaha dibadda iyo xiriirka caalamiga ah ee magacaabista labo...

Wasiir Fiqi oo ka qayb galay daah-furka golaha safiirrada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga danjire Axmed Macalim Fiqi ayaa galabta oo Arbaco ah ka qayb galay xafladda furitaanka Golaha Safiirrada Jaamacadda Carabta...

Maareeye ku xigeenka Dekadda Muqdisho oo shir caalami ah uga qaybgalay Faransiiska

0
Maamulka Dekadda Muqdisho oo uu matalayo maareeye ku xigeenka Dekadda Dr Cali Xaaji Maxamed ayaa magaalo xeebeedka Le Havre ee waddanaka Faransiiska uga qayb...

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo qaabilay Ergeyga gaarka ah ee geeska Afrika iyo...

0
R’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee geeska Afrika iyo Badda...

Maamulka gobolka Banaadir oo daah-furay barnaamijka nidaaminta dhulka

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Nidaaminta Dhulka Dowladda Hoose ee Xamar iyadoo la adeegsanaayo Teknolojiyadda...

Golaha shacabka oo akhrinta koowaad marsiiyay hindise sharciyeedka hannaanka lacag bixinta Qaranka

0
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Hanaanka Lacag Bixinta Qaranka iyo Hindise...

Duqa Muqdisho oo qaabbilay Safiirka Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Isu-tagga Imaaraatka...

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro doonaysay in ay u tahriibaan...

0
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro doonayay in ay ka tahriibaan dalka Tunisia, halkaas oo ay doonayeen in ay ka...