Wararka

Madaxda Hay’adda Socdaalka Soomaaliya iyo kuwa Denmark oo yeeshay kulan muhiim ah

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Mudane Axmed Siciid Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa kulammo wax ku ool ah la qaatay madaxda...

Xildhibaanno ka socday golaha shacabka oo koonfur Afrika kaga qeybgalay shirka Baarlamaanada Afrika

0
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur (Saransoor) ayaa Magaaladda Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika uga qeyb galay kulanka...

Madaxweynaha Mareykanka oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Danjire Daahir Xasan (Daahir Carab) oo ah Safiirka cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya...

Laamaha amaanka oo soo bandhigay hub sharci darro ah iyo raggii ka ganacsanayay

0
Hay’adaha ammaanka ayaa Xarunta Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir ku soo bandhigay hub sharci daro ah iyo raggii ku iibinayey magaalada Muqdisho, kadib...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada

0
Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana kulanka shir guddoominayay...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabbilay Danjiraha Shiinaha u fadhiya Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u jooga Soomaaliya Mudane,...

Wasiir Xoosh oo bogaadiyay doorka haweenka ee taageeridda Ciidamada Qaranka iyo Nabadda

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa ka qeyb galay barnaamijka Hooyo u Hiili Qaranka, oo diiradda saaraya...

Masar iyo Mareykanka oo taageeray midnimada dhuleed ee Soomaaliya

0
Qaahira- Dowladaha Mareykanka iyo Masar ayaa taageeray madax-banaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka soo horjeestay damaca guracan ee dowladda Itoobiya. “Mareykanka...

Barnaamij lagu taageerayo doorka haweenka iyo dhalinyarada ee ha hortagga dagaallada sokeeye oo lagu...

0
Ololaha Hooyo u Hiili Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay Barnaamij ballaaran oo looga hadlay doorka haweenka iyo dhalinyarada ee ka hortagga dagaallada...

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo kulan mira dhal ah la qaatay Wasiirka dhaqaalaha buluugga...

0
Danjire Jabril Ibraahim Cabdulle Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa kulanka uu la qaatay Wasiirka dhaqaalaha buluugga iyo Macdanta ee dalka Kenya Xasan Cali...