Madaxweyne Xasan “Ka ganacsiga hubka waa mamnuuc dowladdana go’aan adag ayaa uga yaal”
Madaxweynha JFS, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ka ganacsiga hubka uu yahay mamnuuc dowladdana go’aan adag uu uga yaal, wuxuuna ka digay inaan...
Taliyaha Booliska oo safar shaqo ku tegay Mareykanka
Wafdi uu hoggaaminaayo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa safar shaqo oo kooban ku tagey Dalka Mareykanka si uu kulamo...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dalka
İstanbul- Waxa maanta shir muhiim ah uu uga furmay magaalada İstanbul ee dalka Turkiga, Wasaaradda Maaliyadda XFS oo hoggaan u ah hey’adaha kale ee...
R/Wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya kalfadhigga 79-aad ee Golaha...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa toddobaadkan kaga qaybgali doona magaalada New York, Kalfadhiga heerka sare...
Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS oo furtay olole Caafimaad oo fulinayaan Dhakhaatiir Masaari ah
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS oo daahfurtay olole caafimaad oo ay Isbitaalka Martiini ka fulin doonaan dhaqaatiir u dhashay dalka Masar.
Ku...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Booqday Dugsiga Turkish Maarif
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Dugsiga Turkish Maarif (Ex- School-kii hore ee Farsamada Gacanta)...
Ciidanka Xoogga oo hawlgal ka fuliyey deegaano hoos taga Xuddur
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed guutada 9-aad qeybta 60-aad ee gobolka bakool oo saaka howlgal ka fuliyey deegaanka Qeydar-Cadde oo 30km dhanka waqooyi galbeed kaga...
Xubno ka socday hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo lagu soo dhoweeyay Dhuusamareeb
Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka oo ka kala socdasy Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...
Wasiir Bashiir Goobe “Qoyska Soomaaliyeed waa in dowladdu ay ka yeelataa qorshe cad iyo...
Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Xuquul Insaanka XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamacoo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa ka waramay wasaarad ahaan howlaha ay...
Dowladda Turkiye oo shaaca ka qaadday in qaab cusub lagu wajihi doono wada-hadalka Soomaaliya...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Turkiye Hakam Fidan oo Wareysi siiyey Wakaaladda Wararka ee Anadolu ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu uu qaab cusub...










