Mas’uuliyiinta Dowladda oo boogaadiyay daaweyn iyo qalliin xagga indhaha ah oo ka socda Muqdisho
Mas’uuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa maanta booqasho howled ku tagay Cisbitaalka Banaadir oo ay ka socdaan olole looga talagalay daaweynta iyo qalliinka...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa macalimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Macallinka oo ku began 21-ka November.
2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyay...
Danjire Ilyaas Cali Xasan oo waraaqihii aqoonsiga ku wareejiyay madaxda Tanzania
Safiirka cusub ee Soomaaliya Ilyaas Cali Xasan ayaa nuqul kamid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ku wareejiyey Agaasimaha Hab-maamuuska Qaran ee wasaaradda arrimaha dibadda dalka...
Guddiga Adeegga Bulshada ee Baarlamaanka oo qabtay kulan la xiriiray arrimaha gargaarka
Guddiga Horumarinta Adeega Bulshada ee Golaha Shacabka BFS ayaa Muqdisho ku qabtay kulan aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsanaa ka warqabka iyo habsami ula...
Falastiin oo soo dhoweysay baaqa Maxkamadda ICC ee soo qabashada madaxda Israel
Dowladda Falastiin ayaa soo dhaweysay amarka maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ay ka soo saartay soo qabashada ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo wasiirkii...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Japan uga mahadceliyay qalabka ka hortagga Walxaha Qarxa
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Japan agab ay ugu deeqday Ciidanka Booliiska, gaar ahaan qeybta Miino...
Lataliyaha gaarka ah Madaxweynaha JFS oo fariin gaarsiiyay Madaxweynaha Algeria
Algers Lataliyaha gaarka ee Madaxweynaha Soomaaliya mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa Madaxweynaha dalka Algeria Abdelmadjid Tebboune u geeyay fariin uu uga siday Madaxweynaha JFS...
𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗮 “𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗹𝗶𝗻𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗹𝗴𝗮𝗺𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝘀𝗸𝗮𝘅𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘂 𝗵𝘂𝗿𝗮𝘆𝗮 𝗯𝗮𝗿𝗯𝗮𝗮𝗯𝗮𝗿𝗶𝗻 𝘂𝗯𝗮𝗱𝗸𝗮 𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in macallinka Soomaaliyeed looga fadhiyo in uu soo saaro arday leh waddaniyad,...
Danjiraha Soomaaliya ee Uganda oo Magaalada Kampala lagu soo dhaweeyay
Kampala: Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee wadanka Uganda Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Kampala ee caasimadda dalkaas.
Masuuliyiin ka tirsan Safaaradda Soomaaliya...
Guddoomiye Madaale oo soo xiray Madasha Wadahadalka Siyaasadda ee Doonista Maqaamka Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa soo xiray Madasha Wadahadalka Siyaasadda ee Doonista Maqaamka Caasimadda iyo Matalaada...










