Wasiirka deegaanka oo khudbad ka jeedisay madasha Lethal Humidity Global ee New York
New York: Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee dowladda FS Amb. Khadiija Maxamed Al-makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay Madasha Lethal Humidity...
Hay’adda Isgaarsiinta oo daahfurtay kulan heer sare ah si loo hirgeliyo qorshaha isgaarsiinta degdegga...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ee Soomaaliya, iyadoo kaashanaysa Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) iyo GSMA, ayaa si rasmi ah u daahfurtay kulan heer sare...
Hay’adda SoDMA oo gargaar gaarsiisay degmada Awdheegle
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta gaadiid sida shixnado gargaar ah waxa ay u dirtay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose, halkaas...
Hay’adaha SoDMA, FAO iyo UNICEF oo walaac ka muujiyay xaaladda sare u sii kacaysa...
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Beeraha iyo Cuntada (FAO) oo kaashanaya Hay’adda UNICEF, ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku qabtay shir...
Soomaaliya iyo Imaaraat-ka oo ka wada hadlay adkaynta xiriirka labada dal
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Imaaraatka...
Israel oo duqeysay Lubnaan iyo Xisbullah oo gantaallo ku weerartay xarummo ciidan
Ugu yaraan 492 qof oo ay ku jiraan 35 carruur ah ayaa lagu dilay weerarro aan kala joogsi lahayn oo Israa’iil ay ku qaadday...
Wasiir Fiqi oo New York kula kulmay dhiggiisa Dalalka Masar iyo Eritrea
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa magaalada New York kulan kula qaatay Wasiirrada arrimaha dibadda dalalka Masar...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo New York kula kulmay danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay
New York- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada New York kulan kula yeeshay danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay,...
Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
New York- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Amiirka leh...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay safiirka Midowga Yurub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Karin Johansson, waxaana ay ka wada...










