Shir looga hadlayo dib u habaynta dhaqaalaha dalka oo Turkiga lagu soo gabangabeeyey
Istanbul: Waxaa maanta la soo gaba gabeeyey dib u eegistii 2-aad ee Barnaamijka ay taageerto hay’adda lacagta adduunka IMF ee dib u habaynta Maaliyadda...
Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiisyo muhiim ah
Ankara- Xarunta War-bixinnada Maaliyadda Financial Reporting Center (FRC) ee Soomaaliya iyo hay’adda sirdoonka maaliyadda ee Turkiga (MASAK) ayaa magaalada Ankara ku kala saxiixday heshiis...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta XFS oo gaaray Jowhar
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta soo gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad...
Shirka guddiga hagidda mashruuca iskaashiga hay’adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay oo muqdisho...
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS, Mudane Cusmaan Libaax Ibraahim, ayaa magaaladda Muqdisho ka furay kulanka guddiga haggida mashruuca iskaashiga hay’adaha...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo Gaalkacyo ka furay shir ku saabsan wax ka-beddelka cutubyo ka...
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa magaalada Gaalkacyo ka furay shirka latashiga ururrada bulshada rayidka ah ee soo jeedinta...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo New York kula kulmay Wakiilka Midowga Yurub ee geeska Afrika
New York-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay madasha shirka Qaramada Midoobay ee New York, Wakiilka Gaarka ah ee...
Wasiir Fiqi oo New York kula kulmay xoghayaha guud ee INTERPOL
New York: Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya danjire Axmed Macalim Fiqi ayaa la kulmay xoghayaha Guud ee INTERPOL, Jürgen Stock, si loo xoojiyo...
Wasiirka warfaafinta oo soo xiray mashruuc lagu tababaray in ka badan 350 qof oo...
Barnaamijkaan oo socday muddo laba sano ah 2023/2024, waxaa iska kaashaday Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, hay’adda Tubsan iyo hay’adda Albany, waxaana lagu...
Madax ka tirsan dowladda oo ka qabgalay Xuska 75-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda Shiinaha
Ku simaha Ra’iisal wasaaraha ahna Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, guddoomiyaha golaha shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed...
Wasiirka Qoyska oo la kulmay safiirka Midowga Yurub
Wasiirka wasaaradda qoyska iyo horumarinta Xuquuqda Insaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac ayaa kulan mira-dhal ah la yeeshay danjiraha Midowga Yurub ee...










