Wararka

Madasha todobaadka Soomaalida oo Qaahira lagu soo gabangabeeyey

0
Qaahira: Waxaa magaalada Qahira ee caasimadda dalka Masar lagu soo afmeeray kulanka toddobaadka Soomaaliya oo sannad kasta la qabto. Barnaamijka ayaa waxaa ka soo...

Ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

0
Ku simaha wasiirka gaashaandhigga ahna Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga Cumar Cali Cabdi oo uu wehliyay Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta kulliyadda Turksom tababar ugu...

Toban khawaarij ah oo lagu dilay Galcad

0
Galcad- Howlgal jid-gal ah oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ay ka fuliyeen aagga degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa lagu dilay ku...

Horjooge ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

0
Baladweyne- Horjooge Aaden Raabbi Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta ayaa isu soo dhiibay guutooyinka Ciidanka xoogga dalka ee uu fadhigoodu yahay degaanka Farlibaax oo...

32 ka tirsanaa khawaarijta oo lagu laayay howlgal ka dhacay Jubbaland

0
Kismaayo- Ugu yaraan 32 ka tirsanaa khawaarijta ayaa lagu dilay 3 kalena nolosha ayaa lagu qabtay kadib howlgallo ay ciidanka Danab ee xoogga dalka...

Shiinaha oo cambaareeyay weerarada Israel ay ku heyso barakacayaasha Falastiin

0
Shiinaha ayaa cambaareeyay weerarkii dhawaan ay ciidamada Israa’iil ku dileen 100 Falastiiniyiin ah,kadib markii ay duqeeyeen iskuul ay gabbaad ka dhiganaayeen dad barakacayaal ah...

Maamulka gobolka Banaadir iyo bulshada rayidka oo ka wada tashanaya maqaamka Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose...

Wasiir Maareeye “Qofka maanta heysta 30 tallaabo wax badan ayuu ku beeran karaa.”

0
Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi oo ay maanta gurigiisa shir ku wada lahaayeen wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka...

Ra’iisul wasaare Xamse oo geesinimo ku abaalmariyey 3-dhallinyaro ah

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex dhallinyaro ah oo naftooda u huray badbaadinta dadkii...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Rwanda

0
Kigali: Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame, waxaana ay ka wada hadleen calaaqaadka labada...