laamaha amniga Mudug oo gacanta ku dhigay gaari siday sahay ku socotay khawaarijta
Ciidamada laamaha amniga Gobolka Mudug ayaa gacanta kusoo dhigay laba eedeysane iyo gaari ay wateen oo ku socday deegaanada Dumaaye Iyo Dabalo ee dhaca...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shir doceed ku saabsan iskaashiga dhaqaalaha bulluugga ee soomaaliya...
Beijing: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir doceed muhiim ah oo ku saabsan iskaashiga Dhaqaalaha Buluugga ee Soomaaliya iyo...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya
Doha: Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya,...
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ku dhawaaqday in canshuurta gadista laga joojiyay isbitaalada
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Cabdiqafaar Cilmi Xaange, oo khudbad ka jeediyay Bandhiga Waxqabadka Afarta Sano ee Isbitaalka Demartino, ayaa sheegay in canshuurta...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay Bandhiga Waxqabadka Afarta Sano ee Isbitaalka Demartino
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan, ayaa ka qeyb galay Bandhiga Waxqabadka Afarta Sano iyo Daahfurka Hanaanka Casriga...
Dowladda Shiinaha oo lacag dhan 360 bilyan oo Yuan u qorsheysay maalgelinta Afrika
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay madasha iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) kaga hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya Shiinaha iyo...
Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ku dhawaaqday in canshuurta gedista laga joojiyay isbitaalada
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS Cabdiqafaar Cilmi Xaange, oo khudbad ka jeediyay Bandhiga Waxqabadka Afarta Sano ee Isbitaalka Demartino, ayaa sheegay in canshuurta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay kulanka habmaamuuska madaxda Afrika iyo Shiinaha
Beijing: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya Madasha Shiinaha iyo Afrika munaasabad sharafeed uu...
Madaxda wasaaradda warfaafinta oo ka tacsiyeysay geerida Siteey Manoogto
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi...
Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Qatar
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar u dadhiya Soomaaliya, Dr Cabdullaahi Bin Saalim Al...










