Wararka

Guddiga Awqaafta Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wasiirka Diinta XFS

0
Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan su’aalo waydiin iyo la xisaabtan ah xafiiskiisa Villa...

Guddiga xaqiiqa raadinta, Dib u heshiisinta BFS oo la kulmay xubno ka socday Wasaaradda...

0
Guddiga xaqiiqa raadinta, Dib U Heshiisinta Iyo Hanti Isu celinta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay xubno ka socday...

Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka G. Banaadir oo ka furmay Muqdisho

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Garoonka Kubadda Cagta ee Eng. Yariisow Stadium ka daah-furay Tartanka Kubadda...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo soo xiray tababar loo qabtay shaqaalaha Hey’adda SoDMA

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada...

Maxkamadda sare Ciidamada QS oo go’aan ka soo saartay labo eedeysane oo loo heysto...

0
Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan...

Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqay in dalka laga difaaco gardarrada cadowga Itoobiya

0
Culimada Soomaaliyeed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa Umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in dalka laga difaaco gardarrada cadowga  Itoobiya. Shir maal mahaan...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xirsi {Timacadde}...

Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka xoogga oo gaaray Sh/Dhexe

0
Taliyaha ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin, oo uu wehliyo  Taliyaha howlgallada gaarka ah ee ciidamada Mareykanka Colonel David Haskell ayaa gaaray...

Muwaadin Soomaaliyeed oo loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Bariga Afrika

0
Lusaka - G/Sare Axmed Khalliif Jiinow ayaa loo doortay Madaxweyne ku xigeenka Golaha Sharciga Military-ga Afrika ee u qaabbilsan gobolka Bariga Afrika. Korneyl Axmed ayaa...