Wararka

Wasiirka arrimaha dibedda XFS oo gaaray Qaahira

0
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane, Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta gaaray Magaaalada Qaahira ee Dalka Jamhuuriyadda Carabta Masar. Wasiir Fiqi ayaa halkaasi kaga...

Wasiiru dowlaha Caafimaadka oo kulan la qaadatay xubno ka socda WHO

0
Wasiiur Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS Drs. Maryama Maxamed Xuseen ayaa xafiiskeeda ku qaabbishay wafdi ka socday Ururka Caafimaadka Adduunka ee (WHO). Wafdiga oo ka koobnaa...

ISLAAMKA IYO QIIMAHA UU SIIYEY CADAALADDA

0
Islaamkeenu waxa uu qiimo weyn siiyey caddaaladda iyo ku dhaqankeeda, mudnaan gaara, ayeyna islaamka dhexdiisa ku leedahay cadaaladda, asigoona   kaga hadlay aragti saraysa iyo...

XEERKA 30-KA DAQIIQO EE MAAMULIDDA WAQTIGA

0
Mid ka mid ah qaabab ugu fiican ee aad waqtigaaga kaaga faa'idaysan karayso ayaan halkaan kugula wadaagayaa Idan Alle. Ugu horayn waqtigu waa shayn ahmiyad...

XAD-GUDUBKA ITOOBIYA WAA MID SOO SOCDAY MUDDO AAD U DHEER

0
Weerarrada qaawan ee gardarrada ah ee itoobiya ma ahan mid soo bilowday  shalay iyo maanta ee waxay ahayd mi ay caado u leedahay. Qolada la...

Shir looga hadlayo horumarinta dhismaha waddooyinka dalka oo Muqdisho ka furmay

0
Wasiirka wasaaradda hawlaha guud eeedalka mudane Cabdisalam Cabdi Cali (Dhaay) oo uu wehlinayey wasiiru-dowlaha wasaaradda ayaa Muqdisho ka furey shirka wasaaradaha hawlaha guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka qorsheynta oo Dhuusamareeb gaaray

0
Dhuusamareeb: Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka wasaaradda qrsheynta dowladda FS mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta gaaray magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Dowlad goboleedka Galmudug. Ujeedada safarka...

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare oo shir guddoomiyay kulanka lixaad ee Guddiga...

0
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa shir guddoomiyay kulanka lixaad ee Guddiga Arrimaha Gudaha Dib-Uheshiisinta Arrimaha Federaalka...

Golaha Shacabka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka Soomaaliyeed

0
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulankooda 20-aad ee kalfadgiga shanaad, waxaana kulanka shir guddoominayay...

Shirka Amniga iyo Saameynta Isbadelka Cimilada oo Muqdisho ka furmay

0
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Shirka Amniga iyo Saameynta Isbeddelka Cimilada. Shirkan oo uu...