Wararka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga gudaha oo shir muhiim ah uga qeybgalay Serbia

0
Belgrade– Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade, ayaa ka qeyb...

Danjire Ilyaas oo Tanzania kula kulmay Safiirka Kenya ee dalkaas

0
Dar es Salaam– Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania Danjire Ilyas Cali Xasan ayaa maanta booqasho salaan iyo isbarasho ugu tagay Wakiilka dowladda Kenya ee...

Danjire Jabriil oo kulan mira dhal ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Kenya

0
Nairobi– Taliyaha Ciidanka Booliska dalka Kenya, Qeybta Adeegga Guud, ee loo yaqaano GSU. Taliye, Ranson Lolmodooni MBS, OGW-SAIG ayaa Xarunta GSU ee magaaladda Nairobi...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

0
Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta ka qeybgalay xafladda daahfurka xarunta Badbaadada iyo Samatabixinta dhibaatooyinka ka dhaca badaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku dhawaaqay xiritaanka kalfadhiga 5-aad

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ku wargeliyay xildhibaannada in si rasmi ah loo xiray...

Hay’adda xuquuqul insaanka Amnesty International oo ka warbixisay xasuuqa ka socda Gaza

0
Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa soo saartay warbixin cusub oo ku saabsan dagaalka Israa’iil ay ka waddo Gaza iyo sida...

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu soo bandhigay warbixin la xiriirta ciidanka qaranka ee la...

0
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo...

Soomaaliya oo loo doortay Guddoomiyaha Madasha haweenka nabadda iyo amniga ee IGAD (IWPSF)

0
Mombasa: Marwo Sacdiya Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha Waaxda Horumarinta Haweenka ee Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka ee XFS, ayaa maanta loogu doortay...

Shir ku saabsan marxaladda kala guurka hawlgallada ATMIS iyo AUSSOM oo Muqdisho lagu qabtay

0
War-murtiyeed kasoo baxay Shirka Taliyaasha Ciidamada dalalka ka midka ah howlgalka Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya oo maanta lagu soo geba-gebeeyay magaalada Muqdisho Shirka...

Hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta oo laga fuliyey Shabeelaha hoose

0
Marka: Hawlgal qorsheysan oo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan guutada 7-aad ee qaybta 12-April ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose ayaa...