Wasiirka Amniga XFS oo furay shirka Qorshaha shanta sanno ee Haya’adda Socdaalka
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa furtay shirka isku-xirka Howlaha iyo Fulinta Qorshaha shanta sano ee soo socoto kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho...
Shidaalka ugu horreeya oo laga qodi doono Mareeg ilaa Hobyo (WARBIXIN)
Sannadkii 2020-kii, shirkadda sahaminta ee Norway, TGS, ayaa ku qiyaastay in qeyb ka mid ah badda Soomaaliya uu ku jiro keyd Saliid oo ku...
Shirka Dalxiiska Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay
Waxaa goordhawed Muqdisho ka furmaya shirweynaha Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda, shirkadaha dalxiiska iyo marti sharaf kale.
Shirkaan...
MINDI AAN AFLAHEY WAXBA MA GOOYSE EE AMNIGA ADKEEYA
Maqaalkaan oo ah mid ku saabsan wacyigelin amni toosin iyo bararujin
Amniga gobolka banaadir waxaa maalmahaan dambe ka muuqda mad madoow iyo jilicsanaan iyo...
GUUL IYO GUULDARRO WAA LABO IS GARABYAAL
Wey sahlan tahay sida guul lagu helo, laakiin waxaa adag sida lagu haysto qofku markii uu guuleysto ee uu farxad iyo marqaan uu is...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Aljeeriya, Mudane Cabdulmajiid Tabbuun, isagoo ugu hambalyeeyey dib-u-doorashadiisa.
2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dib ugu soo laabtay caasimadda Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar shaqo oo miro-dhal ah uu...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kormeeray terminalka garoonka Baydhabo oo lagu soo kordhiyay qalab casri...
Baydhabo: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeeray Terminalka Garoonka magaalada Baydhabo oo la keenay qalab casri ah, kaas...
Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo
Wafdiga Madaxweynaha oo manta gaaray magaalada Gaalkacyo waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay wasiirro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug,maamuka degmada iyo dadweyne aad u fara...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida ugaas cabdullaahi ugaas xaashi ugaas faracadde
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...










