Wararka

Safiirka JFS ee Uganda oo kulan la qaadatay Odayaasha iyo Waxgaradka ku nool dalkaasi

0
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda, Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta kulan muhiim ah kula qaadatay Xarunta Safaaradda qaar ka mid ah Odayaasha iyo...

Kulan dadweyne kuna aadan dhameystirka Dastuurka iyo xoojinta Garsoorka oo lagu qabtay Muqdisho

0
Kulanka ayaa waxaa kasoo qayb galay dadwayne isugu jira qeybaha Bulshada, waxayna madaxda hayโ€™addaha u xil-saaran dastuurka ka dhagaysteen warbixin ku aadan dib-u-eegista dastuurka...

Danjiraha JFS ee Uganda oo kulan la qaadatay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaasi

0
Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Amb. Fardowsa Maxamed Qanyare oo kulan la qaadatay Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Uganda Vincent Bagira ayaa kala...

Wasiir Al-cadaala: Ethiopia waxay hub sharci-darro ah ka dajisay Kismaayo

0
Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo shir jaraaโ€™id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Ethiopia ay ka dajisay magaalada...

Shirka Madasha Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo xiray

0
Shirkaan oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay Muhiimada Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta Soomaaliya, iyo sidii loo mideyn lahaa...

Taliye Nuur Farey oo kormeeray difaacyada ciidamada xoogga dalka ee deegaanka Janaale

0
Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/sare Nuur Maxamed Gaabow โ€œNur Fareyโ€ oo ku sugan deegaanka Janaale ayaa booqasho dhiiragelin...

Sheekh Cali Wajiis โ€œKhawarijta Soomaaliya joogta waa kuwo aad xagjir u ah,โ€

0
Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah culumada Soomaaliya lana hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay falalka gurracan ee Khawaarijta iyo dhibaatada ay ku...

Dowladda Federaalka oo cambaareysay falalka gurracan ee Itoobiya ay ka waddo xuduudaha dalka

0
Dawladda Soomaaliya waxay cambaaraynaysaa, isla markaasna ay si weyn uga soo horjeeddaa xad-gudubyada Dawladda Itoobiya ay ka waddo gudaha Soomaaliya oo ay ย ku carqaladaynayso...

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ahaa oo laga sii daayay Suudaan

0
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane Axmed Suudaani ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyay dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood...