Wararka

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Gaalkacyo

0
Wafdiga Madaxweynaha oo manta gaaray magaalada Gaalkacyo waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay wasiirro ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug,maamuka degmada iyo dadweyne aad u fara...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida ugaas cabdullaahi ugaas xaashi ugaas faracadde

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS “waxaan soo dhoweyneynaa cid kasta oo buuuxisa sharciga shidaal...

0
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegayin aysan jirin shirkad si gaar ah heshiis...

Culumada Hiiraan oo kulan dhiirigalin ah la qaatay ciidamada gobolkaasi

0
Sheekh Maxamed Xasan Caadle iyo Sheekh Ibraahim Xasan Cismaan oo la hadlay qeybaha ciidamada ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa ugu horeyn ku ammaanay...

Caalamka oo caro ka muujiyay 40 ruux oo lagu dilay dugsi ku yaalla Gaza

0
Militariga Israa’iil ayaa sii wada duqeymaha ay ku hayaan Gaza, iyagoo dilay 40 kale oo Falastiiniyiin ah ,xilli ay sii kordhayaan cambaareyn caalamiga ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay kulan casho sharaf ah

0
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad casho sharaf iyo sagootin ah oo Madaxweynaha Koonfur Galbeed,...

Dowladda oo digniin u dirtay macalimiin xogtooda la helay

0
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dowladdu digniin ugu dirtay macalimiin xogtooda la hayo oo qorsheynaya inay u...

Guddoomiye Yabooh oo xarigga ka jaray waddo interlock la saaray

0
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta Xarig-jaray waddo Interlock oo laga hirgeliyay inta u dhaxeysa Waddada...

Maxay ka wada hadleen Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Safiirka Norway?

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Axmed Saciid Maxamed ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka dowlada Norway u fadhiya Soomaaliya Danjire Carsten Carlsen...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed

0
Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Baydhabo odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed, kaas oo looga...