Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka shirka golaha wadatashiga Qaranka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda...

Wasiirka Difaaca oo kulliyadda Turkisom ugu qeyb galay xaflad lagu dhaarinayay Askar loo diyaariyay...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa kulliyadda tababarrada Ciidamada Soomaaliya ee Turkisom ee magaalada Muqdisho uga qeyb galay xaflad lagu dhaariyay...

Madaxweyne Laftagareen oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada...

Mashruuca taakuleeynta carruurta agoonta ah oo laga daah-furay muqdisho

0
Wasiir dowlaha arrimaha gudaha XFS Saadaad Caliyow , Wasiir ku xigeenka shaqada iyo shaqaalaha XFS Cismsan Libaax oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka...

Guddiga adeegga Xajka oo shaaciyay shirkadaha ku guuleystay tartanka daabulka Xujeyda Soomaaliyeed 1446/2025

0
Guddiga adeegga Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS ayaa shaaciyay shirkadaha diyaaradeed ee ku guuleystay tartanka daabulka Xujeyda Soomaaliyeed 1446/2025.

Ra’iisul Wasaare Xamsa: Boolisku waa hay’adda udub dhexaadka u ah siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa sheegay in hay’adda Boolisku ay udub dhexaad u tahay arrimaha siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha, la’aanteedna aysan waxba socon Karin. Mudane Xamse...

Cabsida laga qabo dagaal ku baaha Bariga Dhexe oo sii kordhaya

0
Saraakiisha Israa’iil ayaa ka dhawaajiyay in ay ka jawaabi doonaan weeraro gantaallo ah oo Iran ay la begsadeen bartilmaameedyo muhiim u ahaa militariga iyo...

Wasiirka Caddaaladda oo sagootiyay sharci yaqaanno waxbarasho ka helay dalka Turkiga

0
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa munaasabad sagootin iyo dardaaran ah Muqdisho ugu qabatay sharci-yaqaanno ka tirsan howl-wadeennada Wasaaradda oo waxbarasho sare...

Taliyaha Booliska oo la kulmay Danjiraha Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

0
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Asad Cusmaan Cabdullaahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Mudane Amb. Mario...

Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee...