Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo si habsami leh uga socdo Muqdisho
Shirkan oo ah kii tobanaad fadhigiisa labaad Waxaa gudoomiye Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud waxaana qeyb ka ah Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Xamse...
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo si diiran ugu soo dhaweysay Minneapolis Wasiir Al-Cadaala
USA – Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka ayaa magaalada Minneapolis ku soo dhaweysay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka...
Wasiirka Difaaca oo kormeeray Xarunta Ciidanka Dhulka Xoogga
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dib...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka 11-aad ee Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka
Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa, waxaana shir guddoominayay...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo guddoomiyay shirka todobaadlaha ee Taliska Ciidanka Boliiska
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi ayaa guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ee Taliska Boliiska kaas oo ka qabsoomay Xarunta Taliska Ciidanka Boliiska...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS oo ka warbixiyay hawlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada Qaranka
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS, Sheekh Abuukar Maxamed, ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho, kaga warbixiyay hawlgalladii ugu dambeeyay ee ay fuliyeen Ciidanka...
Tahriibayaal ku dhintay doon kula degtay xeebaha Jabuuti
Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) ayaa shaacisay in 45 qof oo muhaajiriin ah ay ku dhinteen xeebaha Jabuuti, kadib markii laba doon oo ay la...
Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya
1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saarayo arrimaha amniga, dimoqraadiyadda iyo...
Hawlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo ka socda Baay iyo Gedo
Xuddur: Howlgal lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa ka soconaya deegaanada howdka ah ee dhaca gobolada Baay iyo Gedo, halkaasi oo Khawaarijtu ay ku dhibaataynayeen...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo so xiray shirweynaha Beeraha Soomaaliya
Ra’iisul wasaare Kuxigeenka xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Caalamiga ah ee Beeraha Soomaaliyeed, kaas oo shalay...










