Wasiiru-dowlaha Gaadiidka XFS oo kormeeray garoonka Diyaaradaha Baydhabo
Baydhabo -Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Cabdikariim Cabdow Xaydar oo maanta kormeer shaqo ku tagay Garoonka, Diyaaradaha iyo Xarunta Duulista...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo kormeeray garoonka Aadan Cadde
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa kormeer shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle gaar ahaan qaybaha...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha oo booqatay gobolo kala duwan
Beijing– Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee wadanka Shiinaha, Dr. Hodan Cusmaan ayaa booqashooyin muhiim ah ku tagtay gobollo kala duwan oo ka tirsan dalka Shiinaha,...
NISA iyo TISS oo Muqdisho ku kala saxiixday heshiis isafgarad ah
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), ayaa magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Hay’adda...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo gaaray magaalada Baydhabo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad gobolleedka Koofur...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Garbahaarey lagu soo dhaweeyay
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo....
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir: “Hindisaha Muqdishada Cusub wuxuu fure u yahay Horumarka Dalka”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Madashada Hindisaha Horumarinta Muqdishada cusub iyo dhismaha Airporka cusub ee Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray hindisaha horumarinta “Muqdishada Cusub”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu daahfurayay hindisaha horumarinta “Muqdishada Cusub,” oo ay ku jiraan dhismaha garoon...
Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha oo la kulantay Ganacsatada, Ardayda, iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada...
Guangzhou: Danjiraha Soomaaliya ee Shiinaha, Dr. Hodan Osman, ayaa toddobaadkan ku guda jirtay booqashooyin ay ku qiimeyneyso xaaladaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool gobollada...
Wasiirka Gaadiidka XFS oo ka hadashay fursadaha uu keeni doono Garoonka Cusub ee Muqdisho
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal, ayaa ka hadashay fursadaha ka dhalan doona mashruuca cusub ee “Muqdishada...










