Wakaaladda Wararka SONNA oo u dabbaaldegtay xuska 61-aad (warbixin)
Wakaaladaha wararka waa hey’ado u xilsaaran ururita iyo habeynta wararka iyo guud ahaan raadinta macluuumaadka kale ee loo gudbiyo bulsho weynta caalamka,waxayna wakaaladuhu u...
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo diray hambalyo ku aadan sanad-guurada 61-aad ee Wakaaladda SONNA
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir ku xigeenka wasaaradda Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-caddaala, Agaasimaha Guud...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo kormeer shaqo ku tegay xarunta Hantidhowrka Guud ee Qaranka
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa kormeer shaqo ku tegay xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka oo hormuud u ah taabbagelinta hufnaanta...
Maxaa looga baahan yahay Soomaaliya inta ay ku fadhiso kursiga Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay?
Agaasimaha Xiriirka Caalamiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibriil Afyare oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa si qoto dheer...
Soomaaliya oo Golaha Ammaanka ka hor caddeysay Mowqifkeeda Qaddiyadda Falastiin
Ka dib markii khamiistii la soo dhaafay si rasmi ah Soomaaliya ugu biirtay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kana mid noqotay kana mid noqotay...
Suuriya oo dooneysa in ay iskaashi la yeelato Imaaraadka, Qatar iyo Urdun
Wasiirka arrimaha dibadda ee Suuriya, Asaad Xasan Al-Shaibaani, ayaa ku dhawaaqay inuu booqan doono dalalka Qatar, Imaaraadka Carabta iyo Urdun, isagoo dhawaan safarkiisii ugu...
Taliyaha qaybta 21-aad ee ciidanka xoogga oo gaaray Degmada Wisil ee Gobolka Mudug
Taliyaha qaybta 21-aad ee Ciidanka Dhulka xoogga Dalka Soomaaliyeed Col. mohamed Dhagawayne ayaa Wisil u tagay u kuurgelidda xaaladda ciidanka Xoogga Dalka iyo darawishta...
Mareykanka oo 28 Milyan u qorsheeyey wax ka qabashada Arrimaha Bi’niaadinimmo ee Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa sanadkan 28 Milyan u qorshsheysay labo mashruuc oo lagu xoojin doono adkeysiga sugnaanta cuntada Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo shan...
Ciidanka Xoogga oo Howlgal qorsheysan ka sameeyay degaanno hoostaga Degmada Xudur
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad ayaa howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay khawaarijta waxa ay ka sameyeen degaanno hoostaga Degmada xudur...
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Soo bandhigtay waxqabadkii ugu waaweynaa ee ay hirgelisay sannadkii 2024
Wasaaradda Waxbarashada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay waxqabadkii ugu waaweynaa ee ay ka hirgelisay sannadkii 2024, iyada oo ku tilmaantay guulahaas kuwo...










