Wasiirka Cadaaladda oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomeeliyeed ee dalka Turkiga
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS mudane Xasan Macallin ayaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Ankara ee dalka Turkiga xalay la yeeshay kulan ballaaran oo...
Heshiiskii Ankara oo Soomaliya u ah guul diblomaasiyadeed (WARBIXIN)
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey go’aan wadajir ah oo lagu xallinayo khilaafkooda ku saabsanaa doonista Itoobiya oo aan bad laheyn, sida uu ku...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirweyanah Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada ee ka hortagga Maalgalinta Argagixisada.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweyanah Iskaashiga Dowladda, Ganacsatada iyo Bulshada ee Qorshaha Ka hortagga iyo...
Sanad Kadib Gaariddii Hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya
Maanta oo ay tahay 13-ka December, ayaa ku beegan sannad guuradii ka soo wareegtay markii Dowladda Soomaaliya ay gaartay barta kama dambaysta ah ee...
Dooda Musharixiinta Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ka Socota Addis Ababa
Addis Ababa: Xarunta dhexe ee Midowga Afrika ee Addis Ababa ayaa waxaa ka socota doodda musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha Midowga Afrika. Musharixiinta, oo goor...
R/Wasaare ku xigeenka XFS oo boogaadiyay natiijadii ka soo baxday shirkii Ankara ee Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Salaax Jaamac oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in heshiiskii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Ankara...
Imaaraatka Carabta oo soo dhoweysay heshiiskii Turkiga ee lagu soo afjaray khilaafkii Soomaaliya iyo...
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay Khamiistii ku soo dhaweysay heshiiskii Turkiga uu dhexdhexaadinayey ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya, kaasoo lagu...
Madaxweyne Erdogan oo madaxtooyada Ankara ku soo dhaweeyey madaxweyne Xasan Sheekh
Ankara: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan muhiim ah haatan uga socdaa xarunta Madaxtooyada...
Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis shaqo qoris ah
Riyaad: Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xildhibaan Yuusuf Maxamed Aadan ayaa magaalada Riyaad ee Caasimadda dalka Boqortooyada Sucuudiga kula...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Cadaaladda XFS oo booqasho ku tagay Akadeemiyada Cadaaladda ee Turkiga
Ankara: Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallin oo shalay socdaal shaqo ku tegay Turkiga ayaa maanta booqasho ujeedkeedu...









