Taliyaha Ciidanka Dhulka iyo Masuuliyiin kale oo howlgallo ka dhan ah dagaalka khawaarijta kawada...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Janeraal Sahal Cabdullaahi Cumar oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo masuuliyiin kale ayaa...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ ๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข๐ฆ๐๐๐๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardargelinta amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran, si looga...
Hayโadda Gargaarka boqor Salmaan oo Qalab muhiim ah ugu deeqday Dadka Naafada ah
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS, Maxamed Cusmaan Naastaro, ayaa maanta Hayโadda Gargaarka ee Boqor Salmaan kala wareegay qalab loogu talagalay dadka...
Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka oo HirShabelle ka fuliyay hawlgallol
Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka Soomaalita iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, ayaa si guul ah looga fuliyay deegaano hoos taga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday askartii kusoo dhaawacantay howlgallada khawaarijta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isbitaalka Hodan ee Magaaladda Muqdisho ku booqday askartii kusoo...
Wasaaradda Cadaaladda oo Aqalka Sare Horgeysay Hindise Sharciyeed
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Macallin Maxamuud, ayaa maanta horgeeyey Senatarada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Wasiirka Qoyska XFS oo Deeqo kala duwan gaarsiisay Ciidammada Xoogga ee ku soo dhaawacmay...
Wasiirka Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo Deeqo kala duwan gaarsiisay Ciidammada Xoogga ee kusoo dhaawacmay Hawlgallada
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka...
Qabashada doorashada kuraasta ka bannaan golaha Shacabka oo la iclaamiyay
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, ayaa iclaamiyey doorashada kuraasta GSH#248 iyo GSH#049, oo ka tirsan Golaha Shacabka, taasi oo 6-da ilaa 8-da...
Wasaaradda Warfaafinta oo soo xirtay aqoon isweydaarsi ku saabsanaa fududeynta xaqa xog helista dadweynaha
Mulish:- Aqoon isweydaarsigan oo socday muddo laba maalmood ah, ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS waxaa ka qeyb galaya 35-xubnood...
Tartamayaasha Marka oo caawa u gudbay wareegga 2aad ee tartanka
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Shan iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka,...










