Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha...
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta XFS oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Barnaamijka Farshaxanka Soomaaliya
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa Muqdisho uga qeyb galay kulan lagu soo bandhigay Barnaamijka Farshaxanka Soomaaliya...
Wasiirka maaliyadda oo guddoomiyey kulan muhiim ah oo Washington ka dhacay
WashingtonDC: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii šš-ššš ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika, xili...
Wasiir Daaāuud Aweys oo la kulmay Danjire Justin Davis
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaāuud Aweys Jaamac ayaa kulan la qaatay Sii-Hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Justin Davis.
Wasiirka...
Hawlgal lagu laayey maleeshiyaad Khawaarij ah oo ka dhacay Hiiraan iyo Baay
Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardo oo ka tirsan gobolka Hiiraan, Ugunji oo ka tursan gobolka...
Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo kulam muhiim ah la yeeshay Dalladda SORECA
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta XFS Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf ayaa maanta ka qayb galay kulan wadatashi ah oo...
Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay ku dhawaad 60 Khawaarij ah
Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose, Daynuunaay ee...
Wasiir Daaāuud āBarnaamijka dhir-beerista waxaa uu qiimo badan u leeyahay arrimaha deegaanka iyo qarankaā
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daaāuud Aweys Jaamac ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey toddobaadka dhir-beerista dalka, kaas...
Turkiga oo Soomaaliya u tababaraya hantidhowrayaal
Ankara: Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS iyo Maxkamadda Xisaabaadka Turkiga ayaa si wadajir ah magaalada Ankara ee dalka Turkiga uga furay tababar aqoon is-weydaarsi...
Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo wakiilada beesha caalamka kala shiray arrimo muhiim ah
Masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Cali Yuusuf Cali-Xoosh oo qeyb ay ka yihiin Wasiirka Cadaaldda XFS Mudane...










