CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO
Muqdisho(Wargeyska Wargeyska):- Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray Magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer ka sifeeyeen...
Geneva: Soomaaliya oo Ka Qaybgalaysa Shir Caalami ah oo Looga Hadlayo Tahriibka
Geneva(Wargeyska Dalka)-Wafdiga ka socda Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, oo ay Hoggaamineyso Guddoomiyaha Guddiga Dr. Maryam Qasim Axmed, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka Daahfurtay Qaybta 1-aad ee Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa Maanta ku daahfureysa Caasimadda Muqdisho 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐤𝐨𝐫𝐨𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚: Tayeynta Xaqiijinta...
Muxuu yahay heshiiska cusub ee wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda XFS uu saxiixay?
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha (MoU) Shirkadda Somali Ship Register Limited...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul insaanka XFS oo shir muhiimka qabatay
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed socon doono mudo laba...
Ciidamada Qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuunay
Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-03-2026, waxa ay...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Deegaanka Daynuunaay
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 29-03-2026,...
Ciidanka Xoogga oo khawaarijta ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay ee Gobolka...
Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Bay, kadib markii ay isku dayeen in...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS oo Guddoomiyey Shirka Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey Madasha Bani’aadanimada Soomaaliya oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA).
Intii...
Wasiiru-Dowlaha Caddaaladda oo xilka u kala wareejiyay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta iyo Taliyaha...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda Soomaaliya, ahna Ku-Simaha Wasiirka, Mudane Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa Maanta Xilka u kala wareejiyay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta iyo...










