NISA oo sheegtay in howlgal lagu dilay horjooge ka tirsan Khawaarijta
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya saaxiibada Caalamka oo howlagal 23-kii Agoosto ka dhacay Degmada Jilib ee Gobolka...
GUDDOOMIYAHA BJFS OO LA KULMAY GUDDIGA XEER HOOSAADKA EE GOLAHA SHACABKA
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Kulan la qaatay Guddiga Xeer Hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, oo ay...
HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA WARFAAFINTA
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho Shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Dowladda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS oo Kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda ee Golaha Shacabka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa Kulan la qaatay Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorsheynta, Iskaashiga...
Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA oo daahfuray Mashruuc muhiim u ah Dadka Danyarta ah
Mqudisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Maanta daah-furay Mashruuc Taakuleyn Lacageed ah oo lagu taageerayo 130...
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda oo Kulan la qaatay Beeraleyda Gobolka Shabeellaha Hoose
MUQDISHO(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka XFS, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Wasiirka Qoyska XFS oo Golaha shacabka ka hor-akhrisay sharciyo muhiim ah
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka hor akhriday...
Ciidamada Badda Turkiga oo kaashanaya Ciidanka XD oo soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙
Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii Agoosto 2026 ka afduubteen...
Dowladda oo u Guureysa Habka Miisaaniyadda ku Saleysan Barnaamijyada Howleed
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta soo gebagabeysay Tababar muddo 14 Maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo dhaqangelinta...










