Hawlgallo lagu naafeeyey Khawaarijta oo ka dhacday Shabeelooyinka
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay Khawaarijtu...
Guddoomiyaha Guddiga madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir caalami ah uga qayb galay...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee GANHRI, oo ka socda...
Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka oo Baydhabo gaaray
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada Baydhabo.
Wafdiga waxaa ka mid...
Xulka K/Cagta Qaranka Soomaaliya oo Caawa la Ciyaaraya dhiggooda Dalka Mauritius
Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa Caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah ee Tartanka Qaramada Afrika...
Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”, oo lagu dhiirigelinayo...
Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku-xigeenka xafiis Goboleedka Xafiiska Wakiilka Sare ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee Soomaaliya ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala...
Ra’iisal wasaare Xamsa oo magacaabay wasiir ku xigeeno cusub
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub oo ka mid noqon doona...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS oo Maamul Cusub u magacowday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta DFS ayaa Maanta Maamul Cusub u magacowday Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay
CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO
Muqdisho(Wargeyska Wargeyska):- Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn ah ayaa gaaray Magaalada Baydhabo, ka dib markii ay waddada dheer ka sifeeyeen...










