Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha
Dhuusamareeb: Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey, si la isugu...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo daahfuray Howlgalka Cusub ee ” Howlgalka Hillaac”
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-WAR-SAXAAFADEED
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray Hawlgal cusub oo loogu Magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha...
Taliyaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la kulmay Saraakiil ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Kulan la yeeshay U-qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya Antonino...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee XJFS oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diraysaa Qoyska, Ehelada, iyo Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee...
Degmada Yaaqshiid oo u gudubtay Wareega Labaad ee Tartan Aqoonneedka Bisha Ramadaan.
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay Wareegga labaad ee Tartan Aqoonneedka Bisha Ramadaan, kaddib markii 12 Dhibcood ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururada Siyaasadda Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda dalka, kuwaasi oo uu...
NISA oo ka hortagtay dhaq-dhaqaaq Khawaarijta ka waday Hiiraan iyo Sh/hoose
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta oo...
Wasaaradda Duulista XJFS oo Jawaab ka bixisay Warar Been Abuur ah oo laga faafiyey
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si Cad u Beeninaysaa Wararka Been Abuurka ah ee Maalmahan lagu baahinayay Baraha kala duwan, kuwaas...
Safaaradda Soomaaliya Magaalada Nairobi ee Dalka kenya oo Martigelisay Kulan Afur ah
Nairobi(Wargeyska Dalka):- Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Nairobi ayaa martigelisay Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo Xalay lagu qabtay Xarunta Safaaradda.
Afurkan Qiimaha...
Türkiye oo Dadaal Dhexdhexaadin ah ka Wadda Xiisadda ka dhaxeysa Wadamada Pakistan iyo Afghanistan
Ankara(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii khadka Telefoonka kula hadlay dhiggiisa Dalalka Pakistan, Afghanistan, Qatar iyo Sacuudi Carabiya, si ay...










