Wararka

Wasiirka Isgaarsiinta oo Sucuudiga uga qaybgalay shir ku saabsan ammaanka Internet-ka

0
Riyaad: Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa ka qeybgalay shirka 2-aad ee golaha wasiirrada Ammaanka Internet ka ee dalalka Carabta...

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Ethiopia uga qaybgalay shirweynaha maalgelinta cimilada Afrika

0
Addis Ababa:  Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa lagu soo gabagabeeyay shirweynaha heer gobol ee maalgelinta cimilada, kaas oo ay ka qeybgaleen madax...

Wafdi ka socda Midowga Yurub oo kormeeray Dekadda Muqdisho

0
Wasiirka wasaaradda maliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige iyo maareeyaha Dekadda Muqdisho mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa Dekadda magaalada Muqdisho...

Wasiir Fiqi oo guddoomiyey kulan ku saabsan miisaaniyadda wasaaradda gaashaandhigga 2026

0
Wasiirka wasaaradda  gaashaandhigga dowladda FS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan looga doodayay miisaaniyadda wasaaradda gaashaandhigga iyo Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee...

Ra’iisal wasaare Xamse oo mar kale kormeeray garoonka Aaden Cadde oo qaybo ka mid...

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo ka duulaya dhaqangalka amarkii uu dhawaan bixiyey ee hagaajinta adeegyada garoonka diyaaradaha Aaden...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta 150 xarumo caafimaad dadweyne ah

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray mashruuca koronto-gelinta150 xarumo caafimaadka dadweynaha ah oo lacag la’aan ah,...

Dowladda oo sheegtay in ay ka go’an tahay kordhinta fursadaha shaqo-abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Xildhibaan Marwo Aamina Xuseen Cali, ayaa sheegtay in Wasaaradda ay ka go’an tahay kordhinta fursadaha...

Golaha Shacabka oo ansixiyay axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada Carruurta

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan muhiim ah oo lagu ansixiyay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Barwaaqada...

Kalfadhiga todobaad ee Golaha Shacabka oo goordhow furmaya

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Kalfadhiga todobaad ee Golaha Shacabka Soomaaliya kulankiisa 1-aad ayaa lagu wadaa inuu goordhow ka furmo xaruntooda Villa Hargeysa. Ajandaha kalfadhiga ayaa ah akhrinta labaad...

Dowladda oo mideyneysa aadaanka iyo qudbadaha

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka JFS Mudane, Ibraahim Aadan Ibraahin (Nadaara) ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin diiwaangelinta...