Wararka

Shirka 34-aad ee Wasiirrada Gaashaandhigga dalalka Afrikada Bari oo Mogadishu ka socda

0
Shirka 34-aad ee Wasiirrada Gaashaandhigga dalalka ciidanka heeganka Afrikada Bari oo Maalintii shanaad ka socda Mogadishu. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga kulan kula yeeshay Madaxwayne Recep Tayyip Erdogan, iyagoo ka wadahadley xoojinta iskaashiga dhanka...

Ciidanka xoogga oo hawlgal ku dilay xubno Khawaarij ah

0
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen baadiyaha deegaanka Harboole ee gobolka Jubbada Hoose, ku khaarijiyey horjoogayaal...

Wasiir dowlaha Gaashaandhigga XFS oo Muqdisho ku soo dhoweeyey wasiirka Gashaandhiga Komoros

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta si diirran ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...

Shirka Dib-u-eegista iskaashiga Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka furmay Addis Abababa

0
Addis ababa:-Shirka dib-u-eegista dhexe ee guddiga farsamo ee wasaaradaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo ujeeddadiisu tahay in lagu qiimeeyo heerka fulinta heshiisyadii lagu gaaray...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayey Taliyaha cusub...

0
Wasiirka Gaashaandhigga XFS , Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Hawlgalka Tababarka Midowga...

Madaxda Dowladda iyo Gobolka Banaadir oo boogaadiyay ololaha is-diiwaangalinta ee ka socda Muqdisho

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka, Maxamed Cali Xagaa iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Kaaraan oo lagu...

Soomaaliya ayaa heshay Diyaarado aan duuliyaha laheyn, iyo kuwa Qumaatiga u kaca ee Helicopteriska...

0
Soomaaliya ayaa heshay Diyaarado aan duuliyaha laheyn, iyo kuwa Qumaatiga u kaca ee Helicopteriska ah, kuwaasi oo qeyb ka qaadan doono difaaca Qaranimada iyo...

Turkiga oo sheegay in Israel ay wiiqayso dadaallada dib u dhiska ee Suuriya

0
Ergayga Qaramada Midoobay ee Turkiga Ahmet Yildiz ayaa si kulul u cambaareeyay weerarrada joogtada ah ee Israa’iil ay ka geysanayso gudaha Dalka Suuriya,xilli uu...

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee XFS oo la kulmay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Aljeria

0
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saciid Maxamed Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ee...