Wasaaradda isgaarsiinta oo ka qaybgashay shirka 48-aad ee Arabsat
Agaasimaha qaybta hawada sare iyo Dayax-gacmeedyada ee Soomaaliya mudane Maxamed Abuubakar oo matalayey wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ayaa ka qeyb galay kulanka 48-aad ee...
Wasaaradda beeraha oo xoogga saaraysa beerashada casriga ah
Ku dhawaad 50 arday oo ka qaybgalaya Barnaamijka Tababarka Internet of Things (IoT) ee Beerashada Casriga ah ayaa booqasho waxbarasho ku yimid beeraha tijaabada...
Wasiirka gaashaandhigga oo qaabilay danjiraha Ingiriiska
Wasiirka gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Danjire Charles Nicholas King, safiirka cusub ee Boqortooyada...
Soomaaliya iyo QM oo kala saxiixday is-afgarad lagu xoojinayo isbeddelka dijitaalka ah
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, Mudane Maxamed Aadan Macallim (Soomaali), iyo Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP), ayaa maanta si rasmi ah u kala saxiixday...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay xilliga la bilaabi doono qodista ceelasha shidaalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka shaqaynayso sidii loo qodi lahaa, khayraadka dalkeenna ee...
Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo muqdisho ku yeeshay kulan muhiim ah
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kulanka sanadlaha ah ee Guddiga Sare ee Hogaaminta Wadajirka ah (JSC), si dib...
Dowladda Soomaaliya oo puntland ugu baaqday in ay joojiso colaadda ka taagan Dhahar
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddeyneyso in dowladda Federaalka ay ka...
Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Sanadlaha 44-aad ee Guriyeynta Afrika
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-udhiska iyo Guriyeynta, Mudane Saciid Maxamed Maxamuud-Xeyd iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirka Sanadlaha 44-aad ee Guriyeynta...
Sanad guurada 9-aad ee afgambigii fashilmay ee Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay
Wasiirka amniga gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Wasiirka gaashaandhigga mudane Axmed Macallin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Danjiraha...
Wasiirka Caddaaladda oo maanta ka qaybgalay daahfurka mashruuc lagu horumarinayo xirfadaha shaqaalaha dowladda
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta ka qeybgalay daahfurka mashruuc lagu horumarinayo xirfadaha shaqaalaha dowladda, gaar ahaan kuwa...










