Wararka

Wasiirka Amniga XFS oo tababar u soo xiray gabdho kamid ah ciidanka Boliiska

0
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar aqoonkororsu ah usoo xiray qaar kamoid ah gabdho ka socday...

Golaha Wasiirada XFS oo maanta meelmariyay sharciyo muhiim ah

0
Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii toddobaadlaha ayaa ka hadlay doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuwa golaha deegaanka ee bishan...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno kamid ah Sh/Hoose

0
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 161-aad, oo garab ka helaya cutubka Gawaarida Gaashaman ee MU, ayaa howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah ka fuliyay...

Wasiirka Amniga XFS”Muqdisho ma jirto maalin ay ka amni badan tahay maanta,

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Farataag oo ka qeybgalay kulan u qabsoomay Hey’adda Socdaalka ayaa sheegay in xilligaan ay jiraan ifafaallo...

Ciidanka Xoogga oo howlgal ku soo qabtay gaadiid iyo walxo kamid ah kuwa qarxa

0
Ciidamada Gaarka ah ee Gor-Gor ee Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada Deegaanka ayaa fuliyay howlgal amni xaqiijin ah oo si guul leh uga...

Hay’adda socdaalka oo soo bandhigtay warbixinta waxqabadkeeda 2025

0
Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay warbixin sanadeedka Waxqabadka ee Sannadka 2025, iyadoo hal-ku-dheggu yahay...

Wasiirka gaashaandhigga Rwanda oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey

0
Wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga dowladda FS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Rwanda mudane...

Wasiir fiqi oo qaabilay wasiirka gaashaandhigga Jabuuti

0
Wasiirka Gaashaandhigga mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Xasan Cumar Maxamed oo Muqdisho u yimid ka...

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo qaabilay danjiraha Itoobiya

0
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa wasaaradda ee Muqdisho ku qaabilay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya u...

Wasiir Fiqi oo qaabilay Ergeyga Qaramada Midoobay

0
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...