Wasiirka gaashaandhigga XFS oo si rasmi ah hoggaanka Hay’adaha Siyaasadda Ciidanka Heeganka Afrikada Bari...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah hoggaanka Hay’adaha Siyaasadda Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF) ugu wareejiyay Jamhuuriyadda...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞 𝐨𝐨 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐢𝐢 𝟑𝟓-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐢𝐠𝐚...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa soo xiray Shirkii 35-aad ee Caadiga ahaa ee Wasiirrada Gaashaandhigga Bariga Afrika, kaas...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo shirgudoomiyey kulanka guddiga joogtada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka 17-aad ee Guddiga Joogtada ah,...
Wasiirka gaashaandhigga XfS oo shirgudoomiyey shirka wasiiradda gaashaandhigga dalalka xubnaha ka ah ciidanka heeganka...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ahna Guddoomiyaha sanadlaha ah ee Wasiirrada Gaashaandhigga ee wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada...
Marwada Madaxweynaha oo kaarka codaynta ka qaadatay degmada Dharkeenley
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan, ayaa maanta kaarka codeynta doorashada golaha deegaanka Gobolka Banaadir ka qaadatay degmada Dharkeenley oo ka...
Wasiirka Dekadaha XFS oo boogaadiyay kaalinta wasiirrada ee ansixinta Xeer-nidaamiyaha Buugga Badmaaxa
Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kaga Mahadceliyay Golaha Wasiirada oo ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Buugga Badmaaxa Soomaaliyeed,kaas oo muhiim...
Wasiirka Amniga XFS oo tababar u soo xiray gabdho kamid ah ciidanka Boliiska
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar aqoonkororsu ah usoo xiray qaar kamoid ah gabdho ka socday...
Golaha Wasiirada XFS oo maanta meelmariyay sharciyo muhiim ah
Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii toddobaadlaha ayaa ka hadlay doorashooyinka dalka, gaar ahaan kuwa golaha deegaanka ee bishan...
Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno kamid ah Sh/Hoose
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ururka 161-aad, oo garab ka helaya cutubka Gawaarida Gaashaman ee MU, ayaa howlgallo qorsheysan oo amni xaqiijin ah ka fuliyay...
Wasiirka Amniga XFS”Muqdisho ma jirto maalin ay ka amni badan tahay maanta,
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Farataag oo ka qeybgalay kulan u qabsoomay Hey’adda Socdaalka ayaa sheegay in xilligaan ay jiraan ifafaallo...










