Xuska Maalinta Ciidanka Boliiska ee 20-ka Disembar
Muqdisho(Muqsho):- 20-ka Disember waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee Umadda,gaar ahaan aasaaska Ciidamada Booliska oo ka...
Munaasabada xuska ciidanka Booliiska oo goordhow ka bilaaban doonta Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-waxa maanta oo ah 20-ka Bisha Disember si weyn looga xusayaa dalka xuska maalinta ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo sannad walba la xuso 20-bisha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Qaahira kaga qeyb galay Shirka labaad ee Madasha Wax-wadaagga...
Cairo:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira si uu uga qeybgalo Shirka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
Addis Ababa:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa ee Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirada Kalluumaysiga iyo Dekedaha XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay Mas’uuliyiin Turki ah
Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah Mudane Axmed Xasan Aadan iyo Wasiirka Dekedaha ee XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Ankara ee...
Ciidanka Gorgor oo gacanta ku dhigay daawooyin iyo agab kale oo ku socday khawaarijta
Ciidanka Kumaandooska Gorgor ee Xoogga Dalka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan Gobolka Sh/Hoose oo lagu tuhmay qaar kamid ah kooaha khawaarijta...
Dadweynaha oo maanta oo Jimco ah fursad loo siiyay qaadashada kaarka codbixinta
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda Degmooyinka Gobolka Banaadir.
Muwaadiniinta Soomaaliyeed...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday bukaanno loo qorsheeyay in loo qaado Masar
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo dhowaan ku dhaawacmay dab...
Wasiirka ganacsiga XFS oo caasimadda Shiinaha kaga qayb galay xuska 65-aad Xiriirka Diblomaasiyadeed ee...
Beijing:-Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta magaalada Beijing, caasimadda dalka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, kaga qayb-galay munaasabadda...
Wasiirka gaashaandhigga XFS oo si rasmi ah hoggaanka Hay’adaha Siyaasadda Ciidanka Heeganka Afrikada Bari...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah hoggaanka Hay’adaha Siyaasadda Ciidanka Heeganka Afrikada Bari (EASF) ugu wareejiyay Jamhuuriyadda...










