Wasaaradda arrimaha gudaha oo bogaadisay doorashada golaha deegaanka gobolka Banaadir
War-saxaafadeedka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee ku aaddan Doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Banaadir.
Maareeyaha Dekadda Muqdisho oo khibrad wadaag iyo iskaashi u tagay Dekadda Tanger ee Morocco
Tangier: Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa booqasha shaqo ku tagay Dekadda Tanger ee dalka Morocco...
Booliska oo isu diyaarinaya sugidda amniga maalinta doorashada
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, oo ay wehliyaan Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Sarreeye Guuto Cismaan Cabdullaahi, ayaa Ciidanka loogu talagalay...
Ra’iisul wasaare Xamsa oo agaasime guud u magacaabay wasaaradda arrimaha gudaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay mudane Cabdulqaadir...
Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo ku Dhawaaqay Trada Codbixiyeyaasha
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxa Berri oo Khamiis ah 25-ka bisha Disembar 2025 Magaalada Muqdisho looga dareerayaa Doorasho ay Dadweynaha Gobolka Banaadir ku soo Dooranayaan Metelayaashooda Goleyaasha...
Maamulka Gobolka Banaadir oo Heegan Geliyey adeegyada Deg Degga ee Caafimaadka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ee Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas oo ku jira heegan...
Gudiga Doorashooyinka Qaranka oo Ururrada Siyaasadda Guddoonsiiyey Shahaadooyinka Musharaxiinta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa Ururrada Siyaasadda Gudoonsiiyey Shahaadooyinka Murashaxiinta u tartamaya Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir.
Shahaadooyinka la Guddoonsiiyey Ururrada ayaa...
Muqdisho oo Beri looga Dareerayo Codbixinta Doorashada Goleyaasha Deegaanka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxa Beri oo Khamiis ah 25-ka Bisha Diseember 2025 Magaalada Muqdisho looga dareerayaa Doorasho ay Dadweynaha Gobolka Banaadir ku soo Dooranayaan Metelayaashooda Goleyaasha...
Bixinta Kaarka codbixinta oo soo dhammaatay
Ololaha doorashada ee ay wadaan ururada siyaasadeed ee ku loolamaya doorashada golayaasha deegaanka degmooyinka Gobolka Banaadir oo 25-ka bishan dhici doonta ayaa soo dhammaaday,...
Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u soo xirtay in ka badan 60-wariye oo doorashada tabinaya
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan 60 kamid ah Weriyaasha...










