Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo qabatay kulan Wacyi gelinta Covid-19

0
Kulunka Waciyigalinta Cudurka dilaaga ah ee Corona Virus ayaa maanta ka dhacey Magaalada Baydhabo waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyey Wasaaradda Caafimaadka Maamulka...

7 xubnood oo ka tirsan guddiga doorashada ee Niger ayaa ku dhintay qarax

0
Toddobo xubnood oo ka tirsan guddiga doorashada ee Niger ayaa ku dhintay qarax ka dhacay dalkaas sidoo kalena waxaa dhaawacmay 3 kale. Sida laga soo...

Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis

0
Doomo kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Tuniisiya ayaa soo badbaadiyay 103 tahriibiyaal ah, kuwaas oo ka yimid xeebaha Liibiya kuna sii jeeday jasiiradda Talyaaniga...

Guddoomiye Mursal oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 51-aad ee kasoo wareegatay aas-aaskii...

Tirada kiisaskii u dambeeyay cudurka COVID-19 ee dalka

0
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka carona laga heley 128 kiis ka dib baaritaan lagu sameeyay...

Wasaaradda qorsheynta oo gaadiid ku wareejisay wasaarado dhowr ah +Sawirro

0
Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Aadan ayaa maanta shan gaari ku wareejiyay wasaaradaha Maaliyadda, Xannaada...

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka

0
Muqdisho, Febaraayo 21, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan...

Faadumo Cali Nakruuma oo ku geeriyootay Muqdisho

0
Allah ha u naxariisto waxaa isbitaalka Martiini Cudurka Covid-19 ugu geeriyootay Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Hobollada Qaranka Waabari. Faadumo Cali Nakruuma ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la leh Madaxda M/goboleedyada Hirshabeelle K/galbeed, Galmudug iyo QM

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra'iisal wasaaraha JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda kulan la leh Ergayga...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo soo saaray go’aano lagu xakameynayo faafitaanka Covid-19

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa soo saaray go'aano la xariira faafitaanka cudurka Covid-19 si loo ilaaliyo badqabka shaqaalaha Hey'adaha...