Wararka

Dowladda Soomaaliya oo IGAD u gubsiay dacwad ka dhan ah Kenya

0
Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay kula kacday madaxbanaanida jamhuriyadda...

Maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray oo la...

0
Mekele- Madaxa maamulka ku meel gaarka ah ee dowlada Itoobiya u sameysay ismaamulka Tigray Dr. Mulu Nega ayaa maanta la wareegay shaqada cusub ee...

Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

0
Guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka hirshabelle Dr. Cabdixakiim luqmaan oo soo gaaray maanta magaalada Muqdisho tan iyo markii loo doortay xilka guddoomiyaha golaha wakiilada ayaa...

Wasiirka Howlaha guud ee XfS oo shir gudoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Wasaaradda

0
Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-U- dhiska iyo Guriyeynta  ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Maxamed Aadan Macalin (Soomaali), ayaa maanta shir gudoomiyey shirka toddobaadlaha...

Guddiga Joogtada ee golaha shacabka oo kulan ku leh xarunta Villa Hargeysa

0
Guddiga Joogtada ah ee golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan uga socdaa Xarunta Villa Hargeysa, kulankaas oo ajendihiisu uu yahay qabyo qoraalka dib...

Shirka Amniga doorashooyinka Qaranka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

0
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ahna Guddoomiyaha guddiga amniga doorashooyinka qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka guddiga...

Madaxweyne Qoor Qoor oo kulan sagootin ah usameeyay kooxda kubadda cagta Galmudug

0
Sama-reeb- Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa kulan sagootin ah ugu sameeyey xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb xulka kubadda cagta Galmudug oo dhawaan...

Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la yeeshay Isimada iyo Bulshada Rayidka Puntland+Sawirro

0
Garowe- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo  magaalada Garowe kulan kula yeeshay Isimmada iyo qeybaha bulshada rayidka Puntland ayaa uga waramay xaaladda...

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Wasiirka Kalluumeysiga iyo Wasiiru dowlaha Maaliyadda dalka

0
Garoowe (SONNA)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Madaxtooyada Puntland Caawa ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Xukuumadda...

Isbitaalka Adyer oo la gaarsiiyay deeq daawo ah

0
Mekelle- Isbitaalka Adyer ee magaalada Mekelle ayaa waxaa maanta gaaray gargaarkii ugu horeeyay ee caafimaad mudo bil ah . Kolonyo gaadiidka xamuulka ah oo sida...