Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo safar nabad raadin ah u tagay Saax-maygaag

0
Boocama- Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboledka Puntland, Axmed Cilmi Cusmaan (Karaash) oo shalay gaaray deegaanka Boocame ee gobolka Sool ayaa kulammo hordhac ah la...

Xarunta Golaha shacabka South Afrika oo markale dab ka kacay

0
Dab ayaa markale ka kacay xarunta dhismaha Golaha shacabka dalka South Afrika ee magaalada Cape Town, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiintu,iyadoo islamaalinimadii Axadda hore ahayd...

Booliska Faransiiska iyo Tahriibayaal ku sugnaa Calais oo isku dhacay.

0
Booliiska Faransiiska ayaa teendhooyinkooda ka eryay muhaajiriin aan caadi ahayn, waxayna u isticmaaleen sunta dadka ka ilmeysiisa intii uu socday howlgal ay ka sameeyeen...

Askar ka tirsaneed ciidanka Israa’iil oo ku dhimatay shil diyaaradeed.

0
Laba askari ayaa geeriyootay mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray markii ay bur-burtay diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay lahaayeen ciidanka cirka...

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka oo baaq nabadeed u diray Dadweynaha...

0
Shir Jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Guddoomiyaha Gobalka iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka Nugaal ayna Goob joog ka ahaayeen Saraakiisha...

Taliyaha ururka 64-aad oo hawlgalo amniga lagu sugayo ka sameeyey Deegaano hoos yimaada Degmada...

0
Taliyaha Ururka 64-aad laba Xiddigle Cali Cabdullaahi Halac iyo Taliyaha Ururka 35-aad ee Guutada 7-aad Dhamme Ganey Caga-dadab oo uu wehliyo Guddoomiyaha Degmadda Wala-weyn...

Guddoomiyaha Maamulka Dhuusamareeb oo tababar u soo xiray shaqaale ka tirsan wasaaraddaha Galmudug

0
Tababarkan oo mudo sedax maalmood ah u socday shaqaale ka tirsan wasaaraddaha Galmudug iyo Maamulka Dhuusamareeb ayaa Ku saabsanaa sida loo xaliyo qilaafaadka iyo...

Guddiga Qaran ee Abaaraha oo kulankoodii Maanta lagu qeybiyey qoondada lacageed ee loogu talagalay...

0
Kulanka oo ay shir guddomineysay Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye oo ah Wasiir Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ayaa waxaa...

Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk oo is casilay

0
Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay.arrintaa ayaa timid kadib markii uu caawa khudbad u jeeday shacabka Suudaan taas...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta lagu wado in uu ka furmo Magaalada muqdisho

0
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada muqdisho,waxana shir guddoomin doono Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Faderaalka soomaaliya Maxamed Xuseen...