Wararka

Kumaadowska Xoogga Dalka Oo Howlgallo ka Sameeyay G/Shabeellaha Hoose!

0
Kumaandooska DANAB, ayaa waxay howlgallo qorsheysan ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Ujeedada howlgalkan ayaa ahaa ciribtirka haraadiga maleeshiyada Al-Shabaab ee ku dhumaaleysanaya...

Dad Ka Shaqaynayay Ka Ganacsiga Khamriga Oo Xukun Adag Lagu Riday!

0
Masuuliyiin ka tirsan Gobolka Mudug iyo ninka ka ah Gudoomiyaha gobolkaas ayaa ka qaybgalay xukun ay maxkamadda darajada koowaad ee Mudug ay ku riday...

Maamulka Gobolka Mudug oo ku howlan joojinta xiisad colaadeed oo ka taagan Dhagtuur

0
Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye (Isxal) ayaa Maalmahaan ku howllan sidii loo damin lahaa xiisadda colaadeed ee ka soo cusboonatay aagga deegaannada...

Madaxweyne Laftagareen oo Kulan la yeeshay guddoomiye Mursal

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guriga uu ka deganyahy magaalada Muqdisho  kulan  kula yeeshay Guddoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada...

Wasaaradda Awqaafta XFS oo soo saartay warsaxaafadeed ka dhan ah kooxda Al-Shabaab

0
Warsaxaafadeedku waxa uu u qornaa sidaan:-                                     ...

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Shaqada XFS oo lagu soo dhoweeyay Baydhabo

0
Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabduwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa lagu soo dhoweeyay Magaalada Baydhabo oo...

Hojooge ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay ciidamada Galmudug.

0
Deeq Cabdul Maciin oo ka mid ah argagixisada Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada daraawiishta ee dowlad Goboleedka Galmudug ee ka howlgal Magaalada Galkacyo...

Booliska Soomaaliyeed oo ku howlan wax ka qabashada nuucyada maandooriyaasha

0
Maamulka Booliska Somalia ayaa sheegay in ay  bilaabeen howlgallo wax looga qabanaayo dadka caadeystay isticmaalka nuucyada maandooriyaasha iyo dhaqamada xun ee ku sii baahaya...

Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ku amartay ku xigeenka wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya...

0
Wasaaradda Arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amartay ku xigeenka wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo in muddo week ah ay dalka...

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Tababar u soo xiray...

0
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Tababar u soo xiray gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed, isla markaana derajooyin...