Wararka

DAL LA BURBURIYO UMA BAAHNA IN HUB LOO QAATO!

0
Waxaynu wada ognahay in dad meel kuwada Nool ay u baahan yihiin Maamul dhaqaajiya oo kala haga umuurahooda adduunyada ee ay u baahan yihiin...

WAA IN AAD GUULO KA GAARI KARTAA DHANKA DHAQAALAHA.

0
Ugu horeyn waa in aad sameesaa  hadaf dhaqaale ama maaliyadeed ( gool ). Taa macnaheedu waa in aad lahaataa hadaf (gool) dhaqaale oo sanadle ah,...

GOORMAAD SOOMAALI TAHAY ?

0
Nolosha qofk waxay soo martaa wadoo dheer iyo duruufo kala duwan mararka qaarkood ayey la kulmaan duruufo shaqo la’aan iyo baahi dadka ayuuna qofku...

DOORKA MARAAKIIBTA EE HORUMARKA DHAQALAHA

0
Maraakiib kala duwan oo hadana kala heer ah baaxadda , weynida iyo mugga qaadkeeda alaabeed oo noocyo badan ayaa dunida qaaradaheeda isaga goosha . Wadamada...

SIDEE LAGU HELI KARAA MIDNIMO SOOMAALIYEED?

0
Soomaalidu shan gobo loo ku taalla geeska Afrika waxaa markii hore tgumeyan jiray Ingiriiska iyo Talyaaniga waxaana shanta gobol loo aqoonsaday qeybsigii Afrika ee...

DEGENAANSHAHA IYO NABADDA OO KAALIN KU LEH KOBOCA DHAQAALAHA

0
Nabaddu waxay u leedahay noolaha guud ahaan ahmiyad gaar ah oo ay ku negaadaan. Marka uu degenaanshuhu yahay mid wacan oo ay jirto isu socod...

DAALACASHADA IYO AKHRISKA BADAN OO GARAADKA KORISA

0
Ruux kasta oo caado u ah habdhaqanka akhriska waa hubaal in uu dheehanayo waayo aragnimo badan . Dhaqanka wax akhriska waxaa uu u horseedaa qofka...

Jubbaland oo daah-furtay olole lagu daweynayo xoolaha nool

0
Wasiir kuxigeenka Waasaradda Xananada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Jubbaland Ibraahin Cabdi Xasan oo uu weheliyo Agaasimaha Wasaaradda Cabdullaahi Cali Faarax ayaa maanta...

Ciidamada Xoogga dalka oo ka qeyb qaadanaya gurmadka abaaraha

0
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada ku dhaqan deegaano ka tirsan Gobolka mudug...

Madaxweyneyaasha Ruushka iyo Belarus Oo telefoon Ku Wada Xiriiray!

0
-Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Jimcihii khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa Belarus Alexander Lukashenko iyagoo ka wada xaajooday xaaladda xuduudka Belarus iyo Poland. Putin iyo...