Hogaamiyaasha Qatar iyo Lubnaan oo wada hadal ku yeeshay magaalada Doha ee dalka Qatar.
Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun ayaa wadahadal kula yeeshay magaalada Doha Amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani.
Tamim ayaa u diri doona wasiirkiisa arrimaha dibadda...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saaray daahfurnaanta doorashada iyo dardargelintooda,
Ra’iisul...
MADAXWEYNE FARMAAJO IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY DALKA QATAR
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo habka Fogaan Aragga Shir kula qaatay Gudiyadda Doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga shir kula yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka, ayaa...
Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo kulan la qaatay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaliya
Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira, iyo masuuliyiin...
R/W Rooble oo u magacaabay Jamaal Xasan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 29//11/2021 ugu magacaabay Mudane Jamaal Xasan Ismaaciil...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo safar shaqo ugu ambabaxay Dalka Qatar
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...
Ciidamada Duufaan oo gacanta ku dhigay keyd hub ah iyo horjoogayaal Al-Shabaab ah
Ciidamada NISA ee Duufaan ayaa howlgal ay ka fuliyeen Degmada Heliwaa ee Suuqa Xoolaha ku soo qab-qabtay saddex Horjooge oo ka tirsanaa kooxda Alshabab.
Howlgalkaasi...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Taciinta Sare XFS oo magaalada Kismaayo ka furay shirka wadatashiga...
Wasiirka Waxbarashadda,Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya Mudane Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdulaahi Carab), ayaa magaaladda Kismaayo Xarunta KMG ee dowlad Goboleedka Jubbaland...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la leh Golaha Midowga Musharaxiinta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la leh Golaha Midowga Musharraxiinta, kuwaas oo ay ka wada hadlayaan arrimo quseeya...










