Wararka

Taalibaan oo loogu baaqay in ay joojiyaan beegsiga ciidamadii hore ee Afgaanistaan

0
Mareykanka iyo dalal badan oo xulafo la ah ayaa ugu baaqay Taliban inay joojiyaan dilalka qorsheysan ee loo geysanayo xubno hore uga tirsanaan jiray...

Maxkamadda gobolka Galgaduud oo dhageysatay dacwad ciqaabeed dil ah

0
Maxkamada Gobolka Galgaduud ayaa maanta fadhigii ugu horeeyay ka yeelatay dhageysiga dacwad ciqaabeed dil ah oo loo heysto eedeysane Cismaan Ciise Afrax oo Xafiiska...

Diyaargarowga qabashada doorashada golaha shacabka oo laga dareemayo magaalada Jowhar

0
Maamulka Hirshabeelle ayaa qorsheynaya in dhawaan uu bilaabo qabashada doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana si aad ah magaalada Jowhar ah...

Maamulka gobolka Banaadir oo balaarinaya mashaariicda Leerarka Cadceeda ku shaqeeya

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay kormeeray wadada Janaraal Daa’uud iyo Taalada Daljirka Dahsoon ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Saraakiisha Turkiga oo kulan la qaatay wafdi ka socday howlgalka Qaramada Midoobay ee Taageerada...

0
Saraakiisha Turkiga ayaa kulan kula yeeshay magaalada caasimadda ah ee Ankara wafdi ka socday howlgalka Qaramada Midoobay ee Taageerada Liibiya (UNSMIL). Sida lagu sheegay bayaan...

Madaxweynaha Turkiga oo Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Bisha Cas ee Turkiga

0
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Madaxweynaha Bisha Cas ee Turkiga Kerem Kınık iyo Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah...

Generaal Biixi “Wallaahi Askarigii qof shacab ah xabad ku rida tiirka Maxkamadda geyneynaa”

0
Taliyaha Ciidamada Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ciidamada Dowladda uga digay in ay dhibaato u geystaan dadka shacabka ah, wuxuuna sheegay in askarigii...

Ciidamada DANAB oo howlgal ka dhan ah argagixisada ka fuliyay deegaanka Leego

0
Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Howlgal qorsheysan waxay ka fuliyeen deegaanka Leego, halkaas oo ay maleeshiyada Al-Shabaab dadka ku dhibaateynayeen. Ujeedka Howlgalkaan ayaa ahaa burburinta goobo...

Mareykanka oo adkeynaya shuruucda khuseysa xagga safarka

0
Madaxweynaha Mareykaka Joe Biden ayaa shaaca ka qaaday in la adkeynaayo xeerarka safarka xili Mareykanku uu xaqiijiyay in ay jiraan tiro ku saabsan cudurka...